Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Wayaha Cusub's gonna visit Abudwaq their home

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Wayaha Cusub's gonna visit Abudwaq their home

Postby CoolPoisons » Mon Jan 04, 2010 6:22 am

They went to Puntland hadana they're going to Abudwaq

Maamulka Degmadda Caabudwaaq Oo Dhalinta Waayaha Cusub U Ogolaadey Inay Yimaadaan Degmada Caabudwaaq.........

Maamulka Degmada Caabudwaaq & Wadada Ahlusuna Waljameeca ayaa maanta si rasmi ah u aqbalay codsi uga yimi Fanaaninta Dhalinta yar ee Waayaha cusub kuwaasi oo Maamulka degmada Caabudwaaq ka codsadey inay bandhig fanneed ay kaga hadlayaan Nabadda & Nabadeynta ka qabtaan Degaamada ay maamulaan Ahlusuna Waljameeca oo ay ugu horeyso Degmada Caabudwaaq.

Waxaa si toos ah inay u imaan karaan dhalinta waayahacusub u aqbalay Taliyaha ciidamada amaanka ee degmadda Caabudwaaq Shiikh Cali dheere oo sheegey inay u fasaxan yihiin inay yimaadaan degmada Caabudwaaq kana dhigaan bandhig faneed nabada lagu taageerayo.

Dhawaan ayay ahayd markii Dhalinta Waayaha cusubi Maamulka Degmadda Caabudwaaq & Ahlusuna waljameeca ka codsadeen inay yimaadaan degaankaasi si ay uga qayb qataan nabadeynta iyo xal u helida nabadda goboladda dhexe.

Taliyaha Ciidamada Amaanka Degmadda Caabudwaaq waxaa uu sheegey inay Dhalinta Waayaha cusub imaan karaan degmadda Caabudwaaq inta uu Hakadka ku jiro shirkii dhawaan ka socdey degmadda Caabudwaaq.

Shiikh Cali dheere waxaa uu sheegey inuu shirku hakad ku jiro mudo laba sitimaan ah,waxaana uu sheegey inuu ugu baaqaoyo dhalinta Waayaha cusub inay degmadda Caabudwaaq yimaadaan mudada shirku uu hakadku jiro oo ah 2 asbuuc.

Dhanka kale waxaa uu taliyuhu sheegey inay saacadaha soo socda soo bandhigi doonaan warqada Ogolaanshaha ay ku imaan karaan Dhalinta waayaha cusub magaalada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud.

Arrimahan ka soo yeerey Maamulka Degmadda Caabudwaaq & Dhalinta waayaha Cusub waxaa si weyn u soo dhaweyey dhamaan shacabka Reer Caabudwaaq oo sheegey inay si wanaagsan ugu faraxsan yihiin codsiga ka yimi dhalinta Wayaha cusub laga wado inay maalmaha soo socda soo garaan degmadda Caabudwaaq.

Cabdikariim Axmed Bulxan

Caabudwaaq-Gedo-News

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 56 guests