

Garoonka Guuleed Stadium ee dalka Jabuuti waxaa galabta ka dhacday ciyaar K/Cagta ah oo ay isaga hor yimaadeen xulalka dalalka Soomaaliya iyo Jabuuti, waxaana ciyaartaasi oo ahayd mid xiiso badan isla markaasina ay ka soo qeyb galeen madaxda Isboortiga labada dal iyo dadweyne aad u fara badan kuwaasi oo aad u soo jiidatay qaab ciyaareedka labada koox.
Guud ahaan Ciyaarta ayaa waqtigii loogu talagalay ku soo idlaatay 1-0 oo ah guusha kula hoyatay Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya.
http://www.isboorti.com/view.php?id=687




