Xildhibaan Sh Ahmed SH Nuux. Furre Ooo laga diiday iscasilaadi cod 65 Cod.....Gudoomiyaha oo sheegay in aan laga ogaalaan doonin is casilaada Sh Ahmed Nuux,Isaga oo cadeyey in uu ka mid yahay ruug cadayasha ugu horeeya ee Golaha Guurtida somaliland Laga so bilaabo shirku Golaha Guurtida lagu dhisay Ee Magaalada Madaweyn.Xilkan oo uu hayey in ka badan Labaatan sano oo dhadhaw.
Fadlan Golaha Duqaydoow Khilaafkiina iidiin dheexya xaliya....Kala Tagi maynee tabtaasaynu ahaanaysa...





