Just not at our expense.
Moderator: Moderators


HYeven though we are on different teams I wish them the best....
Duufka Day
![]()
Just not at our expense.

ina cali waraabe hoyaadaa buu wasay miyaa.yunis fadhi inoo maayaal ilaa aynu dadkeenaa, degaankeena, dalkeenaa, horumar gaadhsiino ilahay waa ino fududaynayaa,
anyway muxu inagaa rabaa eeyga ina cali waraabe? no more vote for him

ucid ragii soo saaray ayaa soo saaray, Hy hadaad tihiin waxaad tihiin udub markaa stick to you place inaadeerCharity begins at home. Beesha Sacad Muuse ma inay Xisbiga Habarjeclo dabo fadhiistaan ayaa ku faanaysa?Anigu waxan kula talin laha Beesha Sicid garxajis Anigu inadeerkood ah marna suldaankooda online ah inay Xisbiga Ucid intay taggan Halka Ka riixdaan Oo ay tiradooda iyo farahooda ku so baxan,oo ay yara garxajiseyaan , wa haday kursi doonayan. Inshallah wa bililai quwati wey heleyaan, ileen in the 40s Habaryoonis had a xisbi called xisbillah way before Hassan nasrrallah was born H.y xisbi ba lo sameyey xisballah. Markay they can do it haday Faraha kala baxan Gudubuursigan waxba arkayn ila duhurka Habaryoonis caano geel bay cabban Guduabuurku na waxay cabbaan Caanah Dameeraha , halkeed iska fahmayan wa tallo Ka socotta Suldaaanka guud eeh eeh boga snet Suldaan Emperior
Malaa waa ilowdee, beesha Habaryoonis UCID iyo UDUBa waa tan ugu badan. Beesha Habaryoonis ka weyn mid xisbi kali ah ku soo ururta. UCID iyo UDUBa beeshu xoog iyo maamuus ayay ku joogta.

please leave them alone, I knew 2 muuse cabdale and they are good calm people,not some xirsi cismaan reer miyiNow what will that Muuse Cabddale laangaab gonna say?


Return to “Politics - Somaliland”
Users browsing this forum: No registered users and 19 guests