waar naga amuus emotional idoorGranpakhalif waad is ogtahay de inu hadalkaasi idinku socdo. wallahi mareexanka wax ka sii sheegi maaye , rag aan ka yaabay weeye iyo sida yar e fudud ay isku wada dhiibeen![]()
Anyway arrintani counter insurgency ba la yidha , wakhti bay qaadanaysa abaabulkeedu , marka al kalaabta laga saaro magaalada wixii lagu badali laha in hore loo sii diyaariyo weeye .






