Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

SHIRKA JAALIYADA MAAKHIR, KASOO QEYB GAL WACAN OO WANAAGSAN

The region of Maakhir coast and its environs. Maakhir forum discusses current events, economic development and Somali Unity.

Moderator: Junior Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
oldenglish
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5673
Joined: Wed Jan 28, 2009 6:57 am
Location: The Kingdom of Maakhir Coast

SHIRKA JAALIYADA MAAKHIR, KASOO QEYB GAL WACAN OO WANAAGSAN

Postby oldenglish » Fri Apr 02, 2010 8:04 pm

SHIRKA JAALIYADA MAAKHIR, KASOO QEYB GAL WACAN OO WANAAGSAN

Waxaa dhamaan la xusuusinayaa xubnaha Jaaliyada Maakhir ee carga Ingiriiska iney si buuxda uga soo qeyb galaan shirka berito oo ku beegan 3-4-2010 oo ah maalin sabti ah ka dhici doono insha allah magaalada London ee xarunta dalka Boqortooyada Ingiriiska.



Ha mooganina SHirkan aayo ka tashi iyadoo ay daruuri tahey in ey jaaliyadu ka shiraan arimahooda iyo aayahooda gaarka ah iyadoo la wada ogsoon yahay inuusan wax shir ahi u qabsoomin jaaliyada tan iyo mudo dheer.



Xubnaha jaaliyada Maakhir, rag iyo Dumarba, Dhalinyaro iyo cirooleba, Hooyo iyo gabadhba, Siyaasi iyo Wadaadba, Ganacsade iyo Shaqaaleba waxaa si weyn loo xusuusinayaa in lagu jiro 2010 isla markaana Deegaanadoodi oo ka kooban Sanaag, Bari, Haylaan iyo Jubooyinkaba uu horumarku ku yar yahay, lakala yaacsan yahay isla markaana daruuri tahey in boodhka dib la isaga jafo oo laga kaco hurdada.



Jaaliyada Maakhir ee UK waa laf dhabarka horumarka deegaanada aanu ko kusoo xusney iyadoo ay jaaliyadu door weyn ka cayaartey mashaariic fara badan oo qaarkood si wanaagsan u hirgaleen sida Cisbitaalka Degmada Badhan, Geeldoora oo la sameeyey, Iskuulada Deegaanada isla markaana ubad iyo dad badaniba ku bad baadeen.



Waxyaabaha Jaaliyada hor yaala waxa ugu weyn;





•In Goboladii aysan ka jirin Maamulo adag iyo gole deegaanyo ayna daruuri tahey iney jaaliyadu ka qeyb qaataan talo bixinta sidii maamulada loo adkeyn lahaa oo loo xoojin lahaa
•Kala maqnaasho dheer iyo baahi jirta iney jaaliyadu dib isu aragto si la isu wareysto.
•Abaaro daba joog ah oo khaasatan Gobolka Sanaag iyo xeebtiisa ku dhiftey oo ay mudan tahey sidii looga hor tegi lahaa waxyeeaha abaarahaasi.
•Ka qeyb galka sidii looga qeyb qaadan lahaa Machadka Iqra Institute oo u dhigma Jaamacad hadana hawshiisa la wado.
•Xaalufinta Deegaanka oo dhinac Koonfur Galbeed iyo soolasha Gobolka ay dib uga bilaabeen dad aan u dhalan Deegaanka
•Iyo Arimo badan oo kale oo aan halka lagu soo koobi kareyn.
Hadaba si arimahaas oo idil boodhka looga jafo loogana qeyb qaato qaab fikir iyo qaab wax qabadba waa daruuri in laga soo qeyb galo shirkaan


Shirku goobta iyo wakhtiga uu dhacayo waa:



Maalinta: Sabtida
Taariikhda: 3/4/2010
Saacaduna: 14:00 ilaa iyo 19:00



Goobta uu Shirku ka Dhici Doono



78 white city close
White city W12 7



Wixi Faahfahin ah kala xidhidh


http://hadaaftimo.com/index.php?option= ... latest-new

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Maakhir”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 2 guests