Postby xabiibi » Sat Jul 30, 2005 12:37 am
Waad mahadsantihiin nydia and kramer taladiina iyo jawaabtiinaba. hadaan uga jawaabo marka hore gabadha ah nydia waxaan abaayo kuu sheegayaa inuu websitean cusub yahey. oo haddii alle idmo waan ku talajiraa inaan baaxada webpage aan aad u weyneeyo kadibna uu noqdo meel laga helo wax kasta oo walaalaha soomaali jecel yihiin,, sida sheeko, heeso, halxiraalayaal. Marka walaal raali noqo inta aan aan awood iyo firaaqo aan u helyao. oo mudo dhowr bilood ag wuu buuxsami doonaa websitekan.
Haddi aan uga jawaabo kramer. saaxiib waa runtaa oo ma ahan in aniga keliya wax walba qoro, oo meeshan waxaan ugu talagaly dhamaan walaalaha soomaalida oo idl. marka walaal soo gudbiya wixii fiican ee haysaan waxaana idiin balan qaadi inaan halkan ku daabaco wixii aad soodirtaan iyadoo ku qoran magaciina.
wasalaam
walaakiinn
Khaliif