Again a little off base , I mean total misreading here . I have never said you were not wagardhac , read again !
Wagardhac waa magac aad iska soo qabsatay ---> 1/ Ku ma qaan anigu . FACT is waad soo qabsatay !{ you could be one or not }
2/ Conduct-kaagi haddanu mid nin somali ah ahayn , igu qasab ma'aha aniga inaan ku "beleive" gareeyo .
Marka
A/ maxaad u furatay a BLOG ?
B/ magaca u la baxday ?
A/ In dadku akhriyo waaxad sheegayso !
B/ In dadku Ogaado waxaad tahay!
Wax waliba aqli bu ku socda
e bal kaaga ina tus baynu ku leenahay inagu .
Iminka haddaad gabdha inadeerta ku odhan lahayd raali ahow , ma' cid baa kula hadli lahayd ? NO!
Anigu berito fasax baan iska ahay oo hadal baan iskaga caweenaya , laakin aniga wax iga ma 'goa'yaan , adiga oo ay wax ku kordhaan mooye
PS : wagardhac no hard feelings , sidaan wax kugu kala sheegayo baa aniga ba la igu ka la fasiray , waxaan ku dhashay ha moodin , ha na igu nicin
