Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Ku Sallinta Nabiga SCW waxay ka mid tahay cibaadoynka kuwa u

Su'aalo, Jawaabo, iwm

Moderators: Moderators, Junior Moderators, Islam mods

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
Umal Zamzam
Posts: 51
Joined: Tue Aug 11, 2009 9:55 am

Ku Sallinta Nabiga SCW waxay ka mid tahay cibaadoynka kuwa u

Postby Umal Zamzam » Thu Apr 29, 2010 2:15 pm

Ku Sallinta Nabiga SCW waxay ka mid tahay cibaadoynka kuwa uugu fadliga badan SCW

Alxamdullah rabbil caalamiin wassalaatu wassalaamu calaa rasuulillah scw: Ku Sallinta Nabiga SCW waxay ka mid tahay cibaadoynka kuwa uugu fadliga badan, uguna qiima badan, loona baahanyahay qofka muslimka ah inuu badsado kuna dadaalo. Waxaa is weydiin mudan: Maxaa laga wadaa ku sallinta Nabiga SCW? Sideen ugu sallinnaa Nabiga SCW! Waxaa Nabiga SCW laga soo wariyey markii la weydiiyey sideen kuugu sallinaa wuxuu ku jawaabay: Waxaad dhahdaan: "Allahumma salli calaa Muxammad wa calaa aali Muxammed kamaa salleyta calaa Ibraahiima wacalaa aali Ibraahima innaka xamiidun majiid wa baarik calaa Muxammad wacalaa aali Muxammad kamaa baarakta calaa Ibraahiima wacalaa aali Ibraamiina fil caalamiin innaka xamiidun majiid" (Buqaari iyo Muslim) Qaar ka mid waqtiyaasha soo aroorey in lagu salliyo Nabiga SCW: Tashahudka Salaadda uugu dambeeyo Salaadda janaazada rakcadeeda labaad Muxaadarooyinka iyo khutboynka, sida khutbada jimcada iyo khubada roobdoonka. Aadaanka kadib Markii la galaayo masjidka iyo markii laga soo baxaayo Markii dad meel iskula kulmaan intii kacin kahor, sida shirka oo kale Markii la bilaabaayo ducada Markii qabriqiisa (SCW) la ziyaaranaayo Maalinta jimcada Fadliga iyo Miraha laga helaayo ku Sallinta Nabiga (SCW): 1. Waxaa la fulinaayaa amarka Allah SWT oo Quraanka nagu amray in aan ku sallino Nabigiisa (Nnkh). 2. Qofkii ku salliyo Nabiga (SCW) hal mar Allah SWT ayaa ku sallinayo 10 mar siduu Nabigu (SCW) xadiis saxiix ah noogu sheegay. 3. Waxaa loo qoraayaa qofkaas 10 ajir lagana tirayaa 10 dambi siduu Nabigu (SCW) xadiis saxiix noogu sheegay. 4. Qofkii ku salliyo Nabiga (SCW) Alle ayaa hammigiisa kafaalo qaadayo. 5. Waxay ku Sallinta Nabiga SCW calaamad u tahay jacaylkiisa. ALLAH swt hana waafajiyo inaanu badino ku saallinta Nabigeena SCW. Wassalalaahu Calaa Nabiyinaa Muxamed Wacalaa Aalihii Wasaxbihii Wasalam

CIYAALKA TUULADA....CIYAAL XAMAR JADIID facebook

KeligiiJabhad
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 939
Joined: Mon Oct 22, 2007 8:38 am
Location: TURMO

Re: Ku Sallinta Nabiga SCW waxay ka mid tahay cibaadoynka ku

Postby KeligiiJabhad » Wed Mar 16, 2011 8:43 pm

Ku Sallinta Nabiga SCW waxay ka mid tahay cibaadoynka kuwa uugu fadliga badan SCW

Alxamdullah rabbil caalamiin wassalaatu wassalaamu calaa rasuulillah scw: Ku Sallinta Nabiga SCW waxay ka mid tahay cibaadoynka kuwa uugu fadliga badan, uguna qiima badan, loona baahanyahay qofka muslimka ah inuu badsado kuna dadaalo. Waxaa is weydiin mudan: Maxaa laga wadaa ku sallinta Nabiga SCW? Sideen ugu sallinnaa Nabiga SCW! Waxaa Nabiga SCW laga soo wariyey markii la weydiiyey sideen kuugu sallinaa wuxuu ku jawaabay: Waxaad dhahdaan: "Allahumma salli calaa Muxammad wa calaa aali Muxammed kamaa salleyta calaa Ibraahiima wacalaa aali Ibraahima innaka xamiidun majiid wa baarik calaa Muxammad wacalaa aali Muxammad kamaa baarakta calaa Ibraahiima wacalaa aali Ibraamiina fil caalamiin innaka xamiidun majiid" (Buqaari iyo Muslim) Qaar ka mid waqtiyaasha soo aroorey in lagu salliyo Nabiga SCW: Tashahudka Salaadda uugu dambeeyo Salaadda janaazada rakcadeeda labaad Muxaadarooyinka iyo khutboynka, sida khutbada jimcada iyo khubada roobdoonka. Aadaanka kadib Markii la galaayo masjidka iyo markii laga soo baxaayo Markii dad meel iskula kulmaan intii kacin kahor, sida shirka oo kale Markii la bilaabaayo ducada Markii qabriqiisa (SCW) la ziyaaranaayo Maalinta jimcada Fadliga iyo Miraha laga helaayo ku Sallinta Nabiga (SCW): 1. Waxaa la fulinaayaa amarka Allah SWT oo Quraanka nagu amray in aan ku sallino Nabigiisa (Nnkh). 2. Qofkii ku salliyo Nabiga (SCW) hal mar Allah SWT ayaa ku sallinayo 10 mar siduu Nabigu (SCW) xadiis saxiix ah noogu sheegay. 3. Waxaa loo qoraayaa qofkaas 10 ajir lagana tirayaa 10 dambi siduu Nabigu (SCW) xadiis saxiix noogu sheegay. 4. Qofkii ku salliyo Nabiga (SCW) Alle ayaa hammigiisa kafaalo qaadayo. 5. Waxay ku Sallinta Nabiga SCW calaamad u tahay jacaylkiisa. ALLAH swt hana waafajiyo inaanu badino ku saallinta Nabigeena SCW. Wassalalaahu Calaa Nabiyinaa Muxamed Wacalaa Aalihii Wasaxbihii Wasalam

CIYAALKA TUULADA....CIYAAL XAMAR JADIID facebook

Aammiin Yaa Rabbal Caallamiin!

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Islam - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 1 guest