Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Shirka Jaaliyada Maakhir ee UK 15/05/2010

The region of Maakhir coast and its environs. Maakhir forum discusses current events, economic development and Somali Unity.

Moderator: Junior Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
ultimatenemsis
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 578
Joined: Sun Mar 01, 2009 7:39 pm
Location: Burn'in Garowe & Galckaayo down

Shirka Jaaliyada Maakhir ee UK 15/05/2010

Postby ultimatenemsis » Wed May 12, 2010 9:17 am

[Ogeysiis]:- Shirka Jaaliyada Maakhir ee UK oo Sabtidan inagu soo fool leh e bishu tahey 15/05/2010


Image
Shir beeleedka Jaaliyada Maakhir ee cariga UK ayaa qabsoomaya maalinta Sabtida ah ee taariikhdu tahey 15/05/2010 oo ah Maalin Sabti ah iyadoo Dhamaan xubnaha Jaaliyada laga codsanayo iney kasoo qeyb galaan shirka.



SHirka ayaa waxa uu ka dhacayaa Magaalada London, xarunta Dalka Boqortooyada Ingiriiska, Degmada Ealing, qeybteeda Galbeed waana kan hoos ku qoran Cinwaanka Madasha Shirka.



Brownlow Road
West Ealing
W13 0SQ



Waana hoolka ku dhegen Masaajidka West Ealing.



Goobtu waxay leedahy Car park yar laakinse maadaama ay maalintu maalin Sabti ah tahey waxaa u dhow dhow goobo ay dadku ku park-gareysan karaan .



Saacada Shirka la qabanayo waxa weeye 1430pm ama 2da duhurnimo iyo 30 isla markaana waxaa laga codsanayaa kasoo qeyb galayaasha iney ilaashaan wakhtigaas go'an ee uu shirku bilaabnayo.



Gaadiidka gaara meesha ayaa u badan basas oo aad ka heleysid inaad kasoo raacdid Southall iyo dhinaca kale ee Shepherd Bush, waxaadna hadaad tareen soo raacdid kaga degeysaa Ealing Broadwey oo uu ku keeni karo tareenka Gudaha mara ama Underground.



Shirku Muxuu ku saabsan yahay?



Baahida shirkan ayaa waxaa lagu qeexey shirkii dhacay Bishii 3aad ee isla sanadakan kaas oo lagu soo saarey gudi soo qaban qaabisa shirweyne balaaran oo ay kasoo qeyb galaan dhamaan xubnaha Jaaliyada ee ku nool Gobolada Dalkan UK.



Waxaa kaloo ay ujeedada ugu weyn ay tahey shirkan sidi loo dooran lahaa Gudi Jaaliyadeed oo ka talisa ayaaha Jaaliyada ee dalkan Ku nool.



Sidoo kale shirkan ayaa waxaa lagu gorfeyn doonaa Insha Allahu tacaalaa hadii wakhtigu saamaxo qodobadan hoos ku qoran.



In laga wada hadlo Sidii loo dar dar gelin lahaa Machadka Iqra ee Magaalada Badhan.


In laga wada hadlo sidii loo dar dar gelin lahaa Cisbitaalka Degmada Dhahar ee Xarunta Haylaan.


In laga wada hadlo Seereynta Deegaanka ay ku hayaan dadka wax magaratada ah iyo Ilaalinta Xuduudaha Deegaanka Maakhir.


In laga wada hadlo Sidii loo xoojin lahaa Hawlaha Dhuxul joojinta iyo bad baadinta Deegaanka ee Caro Maakhir.


Iyo in laga hadla sidii loo hor marin lahaa Deegaanka Caro Maakhir uu u baahan in la hor mariyo.

FADLAN KASOO QEYB GAL WACAN.



Gudiga Qaban qaabada SHirweynaha Jaaliyada UK.

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Maakhir”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 4 guests