alhamdullilah, Allah ba naka qabtay.there's less buuq, less dagaal and people are more to the point
the forum way better, wan ka reysaney drama people!
Moderators: Moderators, Junior Moderators

alhamdullilah, Allah ba naka qabtay.there's less buuq, less dagaal and people are more to the point



beloyeah booooring..mesha anagu dagaalka iyo buuqa ban imaan jirney...iminka hurdaaba kugu qabaneysa..![]()

what do you have in mind.Zuli
We have been faithful to this forum long time now maybe it's about time to have a fling aside

oo adigu yaad aheed hortaWaxan ku idhi Helwaa ciyaarta inaga daa kow dheh . "New people - new people" meeshan kugu imanaya ma jiraan e , aniga wax ii kaa dhaama heli maysid e , halkii baan kugu sugaya e bal soo dhaqso inadeer .

i totally agreeWaxan ku idhi Helwaa ciyaarta inaga daa kow dheh . "New people - new people" meeshan kugu imanaya ma jiraan e , aniga wax ii kaa dhaama heli maysid e , halkii baan kugu sugaya e bal soo dhaqso inadeer .



Return to “General - General Discussions”
Users browsing this forum: No registered users and 80 guests