Dhibaatada Somalia ee 19ka sano taagan waxay ka bilaatay Muqdisho. Muddadaas dheerna waxaa xal u heliddeeda hortaagan Muqdisho. Xoogagga dumiyay Qarankii Soomaaliyeed 1991kii Qarankaas oo dhisnaa muddo gaaraysa 30 sano marna kama daalin in ay fashaliyaan isku-day kasta oo ku wajahan soo noolaynta gobonimada iyo qaranimada dadka iyo dalka Somalia. Kooxahaas QARAN-DUMINTA IYO QARAN-DIIDNIMADA waxay ka dhigteen mabda' iyo Idologiyadd siyaasadeed oo laga ma leexdaan ah. Muqdishana waxay ka dhigteen Xarun iyaga loogu xuddun-xiray oo aaan cid kale loo ogolayn in ay la timaaddo fikrad tooda ka duwan. Siyaasaddaas ah oo aad mooddo in ay ka dhigteen DIIN MUQADDAS ah way ku salaynsantahay ku daa'iminta Dalka xaaldda Dawladd la'aanta iyo burburka...more..
http://terror freesomalia.blogspot.com/2 ... danaa.html