Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

President rayaale will accept the results

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

President rayaale will accept the results

Postby The_Emperior5 » Thu Jul 01, 2010 4:45 am

War deg-deg Ah: Madaxweyne Rayaale Oo Shaaca Ka Qaaday Inuu Aqbalayo Natiijiada Doorashada Ee Komishanku Soo Saarayo

Hargeysa (Oodweynenews)- Madaxweynaha Somaliland Md. Daahir Rayaale Kaahin, ayaa daboolka ka qaaday inuu aqbalayo natiijada doorashada Madaxtooyada e Komishanku doorashooyinku soo saarayaan, isla markaana waxa uu raali-gelin ka bixiyey hadalkii ay xalay faafiyeen masuuliyiinta xisbiga UDUB ka tirsani.

Maxadweynuhu waxa uu sidan ku sheegay shiraa'id oo uu maanta gelinkii hore ku qabtay qasiga Madaxtooyada, ayaa sheegay in aanu la qabin xubno ka tirsan mas’uuliyiinta sar-sare ee xisbiga UDUB oo xalay shir-jaraaid ku qabtey xaruntooda kuwaas oo ku sheegay in lagaga shubtey codadkii doorashooyinka ee gobolada dalka qaarkood.

Waxa kale oo uu madaxweynuhu caddeeyey inay ub hogaansamayaan go'aanka Komishanka Doorashooyinka.

Waxaana go’aankaan amadaxweynuhu ku dhawaaqay soo af-jaraysa war-war dadweynaha galay xalay kaasoo ay ka cabsi qabeen in khilaaf dalka ka dhacayo.

Shirkaa Jaraa'id ee Madaxweynaha waxa aanu idiinku soo gudbin doonaa wararka dambe.

Oodweynenews.com/Hargeysa Office

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: President rayaale will accept the results

Postby The_Emperior5 » Thu Jul 01, 2010 4:45 am

No more jugsodhacay iyo hindi sheekadooodi been bay noqotay :lol:

User avatar
abdikarim86
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12003
Joined: Sun Sep 14, 2008 7:21 am
Location: Bristol

Re: President rayaale will accept the results

Postby abdikarim86 » Thu Jul 01, 2010 4:48 am

No more jugsodhacay iyo hindi sheekadooodi been bay noqotay :lol:
i just heard about this :lol:
walaahi good for him if he goes peacefully :up:

i'm going to hargeisa today from djibouti
seems like partyga waan ka soo gaadhi doona :lol:

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: President rayaale will accept the results

Postby The_Emperior5 » Thu Jul 01, 2010 4:49 am

warya good luck make sure u take pictures of my beautiful city hargeisa, and go to xaraf to if u can
yeah rayaale is leaving he knows it has been nice 8 years but its time to go mate

User avatar
abdikarim86
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12003
Joined: Sun Sep 14, 2008 7:21 am
Location: Bristol

Re: President rayaale will accept the results

Postby abdikarim86 » Thu Jul 01, 2010 4:53 am

when do you think the commision will announce the results

today or tomorrow?

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: President rayaale will accept the results

Postby The_Emperior5 » Thu Jul 01, 2010 4:54 am

they should of done it today but i dont know why they are still waiting, they know the results word on the street is saying all 3 partys know who the winner is

Madaxweyne Rayaale Oo Ka Hadlay Hadalkii Ka Soo Yeedhay Masuuliyiin Ka Tirsan Xisbiga UDUB
Written by Qarannews
Jul 01, 2010 at 05:39 AM
Madaxweyne Rayaale Oo Ka Hadlay Hadalkii Ka Soo Yeedhay Masuuliyiin Ka Tirsan Xisbiga UDUB

Hargeysa-(Qarannews)-Madaxwaynaha Somaliland Md. Daahir Rayaale Kaahin, ayaa maanta shir jaraa’id oo uu maanta ku qabtay xafiiskiisa waxa uu raali galin kaga bixiyay hadal ka soo yeedhay masuuliyiin ka tirsan xisbiga Udub, oo sheegay in doorashadii madaxtooyada ee dalka ka dhacday 26 Juun lagu shubtay.

Md. Daahir Rayaale Kaahin, waxa uu sheegay inuu u kalsoon yahay natiijo kasta oo ay soo saaraan komishanka doorashooyinka Somaliland, waxaanuu tilmaamay in haddii laga helo doorashada madaxtooyada ay si sharaf leh u wareejin doonaan maamulka dowlada ee ay gacanta ku hayeen muddada Sideeda sanadood ku dhow.

Madaxwaynuhu waxa uu sheegay inaan masuuliyiinta Xisbiga Udub aanay soo saari Karin wax warsaxaafadeed ah oo dambe ilaa inta laga shaacinayo natiijada ku meelgaadhka ah ee doorashada madaxtooyada”.

Madaxweyne Rayaale, waxa uu sheegay in doorashadii dalka ka qabsoontay dhawaan ay si xor ah oo nabadgalyo ah ay ku dhacday caalamkuna soo dhaweeyey.

Md. Daahir Rayaale Kaahin, waxuu dadwaynaha Somaliland ugu hambalyeeyey inay sidii ay ugu soo dareereen doorashada madaxtooyada isla markaana si nabadgalyo ah ay codkoodii u dhiibteen.

Hadalkan Madaxweynaha ayaa waji gabax ku ah xoghayaha guud ee Xisbiga Udub Md.Jaamac Yaasiin Faarax iyo Gudoomiyaha Ololaha Doorashada mdaxtooyada Xisbigaasi Md.Cismaan C/laahi Cigaal (Cismaan Hindi) oo iyadu shir jaraa’id oo ay shalay ku qabreen xarunta xisbiga Udub ee magaalada Hargeysa komishanka doorashooyinka uga digay inay ku dhawaaqaan natiijada kumeelgaadhka ah ee doorashada Madaxtooyada waxaanay tilmaameen in lagaga shubtay degmooyinka Axmed, Dhagax, 26 Juun, Gebiley, Caynabo, Bariga Burco iyo magaalada Buuhoodle

:lol: :lol: idiots
Last Updated ( Jul 01, 2010 at 05:52 AM )
Next>

User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30834
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: President rayaale will accept the results

Postby Khalid Ali » Thu Jul 01, 2010 6:38 am

Madaxweyne Rayaale oo shaaca ka qaaday inuu aqbali doono natiijada kama danbeysta ah ee ay soo saaraan Komishanka Qaranku
London (Hargeysa )- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Md Daahir Rayaale Kaahin ayaa shir jaraa’id oo uu ku qabtay maanta qasriga madaxtooyada iska fogeeyay hadladii ka soo yeedhay shalay xoghayaha Guud ee Xisbiga UDUB Jaamaca Yaasiin iyo gudoomiyaha ololaha doorashada Cismaan Cabdilaahi (Cismaan Hindi).

Madaxweyne Rayaale waxa uu raalligalin ka bixiyay sheegay in ay tahay weedhaasi labadaa masuul ka soo yeedhay mid meel ka dhac ah oo iyaga u gaara xisbiga UDUB ee uu gudoomiyaha u yahayna aanu la qabin. Waxaanu caddeeyay in uu aqbali doono go’aanka komishanka hase yeeshee waxa uu ka codsaday Komishanka doorashooyinku in ay mar ka hore xalilaan cabashooyinka.

Md Rayaale waxa uu intaasi ku daray in aanu noqon doonin mid gacantiisa ku dumiya dimuqraadiyada uu isaga horseedka ka ahaa ee haddii laga helona uu si sharaf leh uu u xilka u wareejin doono .

Dhinaca kalena waxa si aada loo adkeeyay amaanka guriga gudoomiyaha xisbiga Kulmiye, taasi oo uu amray taliyaha guud ee ciidanka qaranka Jen. Nuux Taani.

Jamhuuriya Online

User avatar
Cali_Gaab
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14013
Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
Location: Sleeping next to my life's cottage

Re: President rayaale will accept the results

Postby Cali_Gaab » Thu Jul 01, 2010 8:43 am

Where's that monkey that claimed this would go to the high court?
Hadalkii cismaan hindi ayuu hadal quraan moodey.

User avatar
FAH1223
webmaster
Posts: 33829
Joined: Mon Oct 02, 2006 12:31 pm
Location: THE MOST POWERFUL CITY IN THE WORLD
Contact:

Re: President rayaale will accept the results

Postby FAH1223 » Thu Jul 01, 2010 9:48 am

:up:

User avatar
Keyse_0208
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9898
Joined: Thu Apr 10, 2008 11:42 am
Location: L D N
Contact:

Re: President rayaale will accept the results

Postby Keyse_0208 » Thu Jul 01, 2010 9:50 am

Fuk all these dumb reports and articles, results kan baasi goormey soo baxayaan, i thought it was today.. fuking hell :twisted:

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: President rayaale will accept the results

Postby The_Emperior5 » Thu Jul 01, 2010 10:04 am

in exactly one hour :shock:

User avatar
Keyse_0208
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9898
Joined: Thu Apr 10, 2008 11:42 am
Location: L D N
Contact:

Re: President rayaale will accept the results

Postby Keyse_0208 » Thu Jul 01, 2010 10:08 am

there are over 12 people in my house right now waiting :lol: :lol: .. all my boyz are here.. this is taking tooooooo Long

Dhaga Bacayl
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8363
Joined: Tue Dec 23, 2003 7:00 pm
Location: H-Town in Somaliland

Re: President rayaale will accept the results

Postby Dhaga Bacayl » Thu Jul 01, 2010 10:12 am

War deg-deg Ah: Madaxweyne Rayaale Oo Shaaca Ka Qaaday Inuu Aqbalayo Natiijiada Doorashada Ee Komishanku Soo Saarayo

Hargeysa (Oodweynenews)- Madaxweynaha Somaliland Md. Daahir Rayaale Kaahin, ayaa daboolka ka qaaday inuu aqbalayo natiijada doorashada Madaxtooyada e Komishanku doorashooyinku soo saarayaan, isla markaana waxa uu raali-gelin ka bixiyey hadalkii ay xalay faafiyeen masuuliyiinta xisbiga UDUB ka tirsani.

Maxadweynuhu waxa uu sidan ku sheegay shiraa'id oo uu maanta gelinkii hore ku qabtay qasiga Madaxtooyada, ayaa sheegay in aanu la qabin xubno ka tirsan mas’uuliyiinta sar-sare ee xisbiga UDUB oo xalay shir-jaraaid ku qabtey xaruntooda kuwaas oo ku sheegay in lagaga shubtey codadkii doorashooyinka ee gobolada dalka qaarkood.

Waxa kale oo uu madaxweynuhu caddeeyey inay ub hogaansamayaan go'aanka Komishanka Doorashooyinka.

Waxaana go’aankaan amadaxweynuhu ku dhawaaqay soo af-jaraysa war-war dadweynaha galay xalay kaasoo ay ka cabsi qabeen in khilaaf dalka ka dhacayo.

Shirkaa Jaraa'id ee Madaxweynaha waxa aanu idiinku soo gudbin doonaa wararka dambe.

Oodweynenews.com/Hargeysa Office

I told you what Hindi and the other dude said meant nothing and Rayaale wil go away nicely.

Dhaga Bacayl
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8363
Joined: Tue Dec 23, 2003 7:00 pm
Location: H-Town in Somaliland

Re: President rayaale will accept the results

Postby Dhaga Bacayl » Thu Jul 01, 2010 10:13 am

No more jugsodhacay iyo hindi sheekadooodi been bay noqotay :lol:
i just heard about this :lol:
walaahi good for him if he goes peacefully :up:

i'm going to hargeisa today from djibouti
seems like partyga waan ka soo gaadhi doona :lol:

Lucky you. :up:

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 5 guests