Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Galgala maaha mid gadmaysa

The region of Maakhir coast and its environs. Maakhir forum discusses current events, economic development and Somali Unity.

Moderator: Junior Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
oldenglish
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5673
Joined: Wed Jan 28, 2009 6:57 am
Location: The Kingdom of Maakhir Coast

Galgala maaha mid gadmaysa

Postby oldenglish » Fri Jul 16, 2010 1:15 pm

Ololahan lacagta iyo jagada lagu raadinayo ,oo ka dhanka ah Degaanka Galgala iyo dadkeeda wuxuu noqon doonaa mid saamaysa qof kasta oo reer Maakhir ah oo jooga qurbaha iyo Dalkiiba, sidoo kalena waxay saamayn doontaa Galgala maaha mid Garoowe iyo Gaalkacayo


Magacan argagixiso oo ilaa maanta aduunka oo dhami ayna isku raacin ,sida loo qeexayo iyo cida loo isticmaalayo ayaa koox lacag doon ah iyo qaar u dhashay degaanka oo jago doon ahi waxay bilaabeen in ay yiraahdaan Dad shisheeye ah ayaa waxay joogaan Degaano ka mid ah Dhulka Beesha Warsangeli degto ee galbeedka bari.



Allsanaag oo baaritaan samayanaysay mudooyinkan danabe ayaa waxay ogaatay in wax ma garato maangaab ah oo ka soo jeeda Puntland ay wadeen olole hal qof ah iyaga ujeedadoodu tahay arimo kale
Mas'uul ka mid ah kuwa Soomaalida ugu caansan had iyo jeerna ay xiriirka la soo sameeyaan Aduunka intiisa kale marka ay doonayaan ay wax ka ogadaan Somaliya ayaa Allsanaag wuxuu u sheegay isaga oo ka cudur daartay in magaciisa la sheegin in Xiligii Markabka Talyaaniga lagu haystay degaanada gobolka Sanaag in Safiirka Talyaaniga u qaabilsan Somaliya Stevanouu la soo xiriiray isaga oo weediiyey Garoomada Diyaaradaha oo ku yaala Magaalada Galgala iyo Ciidamada xaq jirka ah oo halkaa ku sugan,Masuuulkani wuxuu sheegay safiirkii,in Galgala Garoon Diyaaradeed lahayn hase ahaatee tahayy meel dhagax buuxiyey,Diyaardina fariisan karin wax argagixisona ayna joogin degaankaas,markii uu safiirku waydiiyey ninka lagu sheego in uu yahay argagixiso ee Atom wuxuu u sheegay safiirka in Atom uu ka qayb qaatay dagaalkii Majayahan oo uu ahaa mid la safnaa qabiilkiisa isaga oo hadalkiisa sii raaciyey ninka noocas ah ma yahay xaq jir Jawaabtii Safiirka waxay noqotay Maya,warbixintan beenta ah iyo kuwo la mid ahba waxa bixiyey Masuuliyiin ka mid ah Puntland oo shilimo ay ku taajiraan doonayey




Wasiirkii hore amniga Puntland Cabdulaahi Siciid Samatar oo ka hadlaayey Shir ay Beeshiisu lahayd ee dalka Ingiriiska wuxuu sheegay in 67% argagixisada joogta Puntland ay Dubays yihiin inta soo hartayna ay yihiin Dishiishe iyo Cali Saleebaan,hase ahaatee waxa si xoogan oo tolnimo ku jirto uga hor yimid aqoon yahan madasha fadhiyey isaga oo canbaareeyey hadalkaas uu sheegay wasiirku.
Waxa maantaba soo shaac baxday in jabahadii SNM oo aan awooda badan lahayn si ay uga raadsato walaalahood ay aadka u jecel yihiin kaalmo Milateri ay soo qoreen kuwo la dhacsan taladana uu ka qaato Danbiile dagaal ninkii dhiiga badan ku daadiyey Sool iyo Sanaag Siilaanyo in calan madow laga taagay degaano ka mid ah Maakhir
Allsanaag waxay ku beeninaysaa hadalkii Xabeeb Guluf siiyey Idaacada Reer Faroole, sidan Allah ha u naxariistee samar iyo iimaana ha ka siiyo dhamaan ehelkii uu ka geeriyooday Marxuum Cabdulaahi Gacamey oo ka mid ahaa saraakiisha Puntland oo xalay lagu dilay Boosaaso ayaa Xabeeb Guluf waxay ahaayeen dad xidid ah oo labadooda Caruur ah is qabaan waa wiil uu dhalay marxuumka iyo gabadha uu dhalay xabeeb
Hadaba arintan Galgala ayaa dadka cadaowga u ah Maakhir waxay uga faaiidaysanaya labao nooc oo kala ah, Dad xilal doonaya oo aan dan ka lahayn dad iyo degaanba kuwaas oo sheegaya wax kasta oo loo yeeriyo, iyo tan labaad oo ah sida Soomaaliya oo dhan ka jirta oo ah khilaafyo beeleed ayaa beeli si ay u wiiqdo Beel kale waxay u u soo kaxaysata ama u gacan haadinaysaa cid kasta oo gacan ku siinaysa arintan,taas oo la mid ah tan maanta ka jirta Afgaanistaan oo qolooyinkii is hayey iyagoo been sheegaya ku soo hogaamiyaan diyaaradaha Maraykanka caruurta iyo Dumarka Beeshii kale.



http://www.hadaaftimo.com/index.php?cat ... ew=article



Ugu danbayntii Been abuurkan iyo argagixisaa joogta Galgala oo la rabo in Puntland laga dhigo sida koonfurta Soomaaliyay, Boosaasona ay noqoto sida Muqdisho maanta tahay,arintan hadaan hada la joojin, waxay noqon doonaa mid wada saameeya Puntland, ninka aaminsan in Beeshiisu ka nabad geli doonto waxa fiicnaan lahayd in uu Taariikhda dib u akhristo xaalkana ka dhigin canshuurtii Dekeda boosaso laga qaadi jiray oo dad iyo Degaan gooniya isticmaali jireen

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Maakhir”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 5 guests