Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Faroole”Galgala War Buuxa ayaan ka Keenin

The region of Maakhir coast and its environs. Maakhir forum discusses current events, economic development and Somali Unity.

Moderator: Junior Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
oldenglish
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5673
Joined: Wed Jan 28, 2009 6:57 am
Location: The Kingdom of Maakhir Coast

Faroole”Galgala War Buuxa ayaan ka Keenin

Postby oldenglish » Wed Jul 21, 2010 3:37 pm

July 21, 2010
By Admin
Hogaamiyaha PL ayaa Been dhaarta Caawa isaga oo Garowe ku sugan waxana uu sheegay inuu weerar Jilibka iyo Saadka loo adkeeyay ay ku Qaadayaan Magaalada Dalaga badan ee Galgala, Taasi oo ah Degmo Hoos Timaada Gobolka Bari, Faroole waxa uu Cara baabay in Galgala laga soo maleego dilalka Bosaaso ka dhacaya isla markaana ay dhawaan dagaal ku Qaadayaan, isaga oo Xusay in Sheekha Maxamed Sicid Atam [Xafidilaah] ay Ciidankiisa u Bar Bar dhigidoonaan.

“Waanu lasoconaa Dhaqdhaqaaqa kasocda Deegaandaas….waxaanu ognahay in Sanado Nin Caado qaate ah oo halkaas dagan uu Malayshiyaad aruursanaya,..Marka Halkaas waxaanu ognahay in laga soo abaabulo Falalka Puntland ka dhacay qaarkood,waxaanuna halkaas u dirnay Ciidamo farabadan Awood & Lixaad intaba waanu u dhamaystirnay”Ayuu yiri Madaxweyne Faroole oo intaas ku daray in Maalmaha soosocda Dagaal lagu kalaboxo uu halkaas ku dhacidoono
C/raxmaan Faroole oo Kaashanaya Ciidamo beeleedyo ay isku Hayb Yihiin ayaa la sheegay inay wadaan Qorshe ay doonayaan inay Buuraha Galgala ku Qaadaan weerar, qaawan, Magaalada Galgala waxa ku Sugan dadkii u dhashay oo Hawlo Amaankooda ay kaga Shaqaynayaan Meesha ka wada Garoowe Wax ka socda iyo Ayl Beesha degta ayaa Wax laga waydiinayaan Dagaalka Galgala waxaan u Aragnaa Beel Beel ku duushay Maato ayaa degan Galgala iyo Bulshada Beeralay ah” Ayuu Yiri Odayga Galgala Nagala Hadlay.
Dadka Siyaasada Lafa Guraa waxay Leeyihiin Weerarka Maamulkaasi sheegay inuu qaadayo wuxuu Keeni Karaa Cawaaqib xumo iyo Dagaal beeleedyo aan dhamaan kaasi oo taariikhda Faroole u Galaysa Galgala Beel ayaa degan Garoowe, Qardho, iyo Gaalkacayona Beelo ayaa degan.
Madaxwaynaha Maamulka Woqooyi Bari ee Somaliya waxa uu Talo diiday inuu ka qaado Odayaasha iyo Isimada Deegaanka kuwaasi oo ilaa 1998 markii la Unkay PL Nabada iyo Xasilinta Beelaha Kaalin wayn ka qaatay, Faroole wuxuu la Tashaa Koox Yar oo loo Yaqaan Aaran Jaan kuwaasi oo Maalintiina Hura Habeenkii Madaxtooyada iska Soo Buuxiya sidii Adhi Garaabo loo Qobay” Xaq Ma tahay in Odayaashii Hangool Faraar Leh lagu qabto.
Odayaasha Beelwaynta Maxamuud Harti [Moorasaante] ee Warsangali waxay Horay u sheegeen in Deegaanka Galgala Xaaladeeda wax laga waydiiyo oo iyaga Looga danbeeyo, Bale aan Ciidamo Loo dirin Baaq ayaa Caasimada Hayland ee Dhahar, Laga soo saaray sidoo kale, Qurba Joogta Maakhir ee Caalamka ayaa dhaliilay Qorshaha ah weerarka Galgala.
Xafiiska
Bosaaso

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Maakhir”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 4 guests