Moderator: Moderators

Ninka Gudoomiyenimada Gobolka Maroodi Jeex loo doortay ee Axmed Cumar Xaaji Cabdilaahi (Xamarje) waxa la sheegayaa inuu tuug ahaa oo daydaygii ku jiri jiray. Waxa la yidhi 5 sano ka hor ayaa maxkamad lagu haystay oo lagu eedaynayay inuu dumar baadhay iyo inuu dad dhul ka haysto



waa Reer Caynaashekaliil, wa kuma badhasab ku-xigeenka gobolka togdheer horta?
http://sallaxleynews.com/news/71-aqoony ... dheer.html

Meesha waxba iskama bedelin oo cidii badhasaab meesha ka ahayd ayuun buu nin kale ugu bedelay.
1. Hargeysa sacad Muuse,Makaahiil, kuxigeen Ciidagale
2.Saaxil Ciise Muuse
3. Togdheer Habar Jeclo Cimraan
4.Hawd Arab
5. Sool Dhulbahante
6.Gabiley Jibriil Abokor
7. SANAAG Habar Yoonis Muuse Ismaaciil

Return to “Politics - Somaliland”
Users browsing this forum: No registered users and 12 guests