Tartanka quraanka magaalada hargeisa

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Tartanka quraanka magaalada hargeisa

Post by The_Emperior5 »

Tartanka Xifdiga Qur’aanka Kariika ah oo Maanta ka Bilaabmay Magaalada Hargeysa



Hargeysa (SDWO 18/08/2010) - Waxa Maanta ka bilaabmay Magaaladda Hargeysa tartanka xifdiga Qur’aanka oo sanad walba Bisha Barakaysan ee Ramadaan la qabto ,Tartankan oo ka bilaabmay labada Masaajid ee la kala Cali Mataan iyo Rusheeye waxa ka qayb qaadan doona lixdan arday oo ku kala tartami doona soddonka jis iyo shan iyo tobanka jis ee Qur’aanka Kariimka ah.


Image

Munaasibadii Furitaanka tartanka quraanka oo ay ka soo qeybgaleen, culimaa’udiin, qaar ka mid ah xaafidiinta quraanka iyo masuuliyiin kale.

Image

Munaasibadii furitaanka waxa ka hadlay Sheekh Ismaaciil Cabdi Hurre oo sheegay in tartanka quraanka Kariimka dalka laga qabanayey muddo 12-sanadood ah, isaga oo xusay inay tartankan ay soo qaban-qaabisay Shirkada Dahabshiil.

Image

Image

Image

Image
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”