
Moderator: Moderators





waa waalida reer Somaliland waxaad mooda cross countrywaxaasoo baabuur ahi maxay isla barbar yaacayaan? may isdaba galaan oo line galaan ileen meel ay kala maraanba malaha e

haa walle, waaban yaabaywaa waalida reer Somaliland waxaad mooda cross countrywaxaasoo baabuur ahi maxay isla barbar yaacayaan? may isdaba galaan oo line galaan ileen meel ay kala maraanba malaha e![]()
![]()

sxb adiguna bridge bad ka fikiraysa wadooyinki ayaa dadku sameysan kari la yahay waxad wada nagti tidhi de haday roodhi wayeen maxay CAKE u cuni wayenEven if its dooxa Hargeisa, there is no bridge they can travel over.... laaakin uujedaydo waxey ahayd Waalida sida loo wado Baaburta daawo ay iso wada barbar ordayaan




Haa muhimadu wa taas wa inay infrastructure ka shaqeyaan magaalooyinka wa weyn iyo waxa weye inay magaalada berbera ama gobolka saaxil siday u camirneyd berigi hore ku so celiyaan labbada haday ka shaqeyaan 2 sanna eeh ugu horeye 3 sanne eeh danbe haka shaqeyaan shirkado la dhiso iyo waxlyaalaha nocaas laakin infrastrucutrku wa Muhim.wax yaabaha ugu muhiimsan ee loo baahanyahay inay dawladu wax ka qabato waxa weeye wadooyinka iyo nadaafada magaalooyinka.


Return to “Politics - Somaliland”
Users browsing this forum: nnjrewzas112 and 10 guests