Moderators: Moderators, Junior Moderators



Obama wataa, meel iskugu keenye
asaga maqarka usidoo, dabo maliigtaane
Amiin to thatmasiirkoodu gaaladuna waa, meel xun iyo naare


Ninkani was more paranoid than OsamaGeorge Orwell, 1984

aniga dee ofcourseTimo-Case yaa le gabeygan

Ninkani was more paranoid than OsamaGeorge Orwell, 1984

Gifted baad tahay inadeer hadaaye,imika laga bilaabo waan iskakaa ilaalinaya.Incsae aad ii gabeydidaniga dee ofcourseTimo-Case yaa le gabeygan![]()
militery-gan gaalidu wadee, gulufka meeleyey
miigiyo kacaye, samada meeraya
markabkaa biyaha quusayee, galaya missileka
madfac iyo kaaraha qufulan, mawsarkiyo jiibka
intaasu midbuu Obama wataa, meel iskugu keenye
asaga maqarka usidoo, dabo maliigtaane
masiirkoodu gaaladuna waa, meel xun iyo naare
muradkiyo ujeedadu ka culus, sida la moodayo
micnahay u jeedaan, hadaan midhidh ka soo qaado
maqriyo shirqool bay wateen, maalin iyo layle
muslimiintan gaaladu jartaye, muruqa loo sheegta
marmarsiguu doonayuu, maanta falayaaye
masnaday ciraaq leedahay, maanka ku hayaane
dhulay maamulaan bey rabaan, kuna muxashaane
macdantiyo saliiday rabaan, inay macashaane
muslimkoo dhan bay rabaan, inay maquushaane
dalba maalin inuu wareero, meesha laga saaro

Gifted baad tahay inadeer hadaaye,imika laga bilaabo waan iskakaa ilaalinaya.Incsae aad ii gabeydidaniga dee ofcourseTimo-Case yaa le gabeygan![]()

but we see his predictions today , dont you think soNinkani was more paranoid than OsamaGeorge Orwell, 1984



Return to “General - General Discussions”
Users browsing this forum: No registered users and 60 guests