Dhinaca kale Axmed godane ayaa lagu tilmaamaa nin isla-weyn
oo habeenkii guda yacnii maalintii oo dhan wuu is qariyaa, xataa ilaaladiisa gaarka ah qaar baan aqoon sida uu u egyahay, saas ay tahayna waa Amiirkooda, wixii Amiir lagu yaqaanay oo ahaa inuu dadka soo dhex galo oo axwaashooda ka war hayo laguma yaqaan.
