Moderator: Moderators

waar dee nacas principle kiisa bedbedala ma ihi, walaahi been kuu sheegi maayee xalay baan la joogay qaar arab iyo habar jeclo iskugu jira oo somaliland u haysta janadii, mar uun baan ku idhi somaliland iyo waxan aad sheegaysaan ma naqaane nagala taga, wiil bartire oo sxb nahay ayaa nimankii iga sasabay saacadan cusbitaal baan aali lahaahargeysey wali somaliland ma sidi baad uga so horjeeda

dawladaasi waa central government maamul hoosedka somaliland na aad bay ugu han weynyihiin

alla maxaad munaafaqada dhamaysay hada waxa laga yabaa inaad argagaxisada alshabab ku taagertid labada wiil ee idoor ee jagooyinka ka haya ,ogow dawladu hargeysa mat qarxin infact tacsi bay kuu soo direen halka alshabab ay ku qarxisaydawladaasi waa central government maamul hoosedka somaliland na aad bay ugu han weynyihiin
Dawlada masuuliyintooda anagu alshabaab babaan ka so dhaweysta ha burburiso dawlada fadhidka eeh tfg![]()
Waaryaa Emperor magacyo badaneWeliyada shahiidkaa kuwii, waafka jaray weeye.
Waleecaad ha raacee Ibleys,warasadiis weeye
Waqood abadankood inay kufriga,daba washlayn weeye

for the first time caawaad wixii uurkaaga ku jiray sheegteysaaxib anigu shakhsi ma tageero jaggo nin hayo na ma tageero,, anigu waxan tageera wax la yidha somaliland tsanana cabsanahay , Tfg Na wa ku cadaw somaliland , markay burburkeeda anigu waan so dhaweynaya![]()
Alshabaab haday burburiso tfg dee wa ariin wanaagsan oo ay ila puntland qabsadan
Dabeedna ana galaadan ku odhanaya Islamiyinti baan la dagaalamaya hub i sii iyo sanaad malatarii iyo lacag wana ay samaynayan.

Waaryaa Emperor magacyo badaneWeliyada shahiidkaa kuwii, waafka jaray weeye.
Waleecaad ha raacee Ibleys,warasadiis weeye
Waqood abadankood inay kufriga,daba washlayn weeye![]()
ninku waa idin yiqiiney
![]()

for the first time caawaad wixii uurkaaga ku jiray sheegteysaaxib anigu shakhsi ma tageero jaggo nin hayo na ma tageero,, anigu waxan tageera wax la yidha somaliland tsanana cabsanahay , Tfg Na wa ku cadaw somaliland , markay burburkeeda anigu waan so dhaweynaya![]()
Alshabaab haday burburiso tfg dee wa ariin wanaagsan oo ay ila puntland qabsadan
Dabeedna ana galaadan ku odhanaya Islamiyinti baan la dagaalamaya hub i sii iyo sanaad malatarii iyo lacag wana ay samaynayan.

Return to “Politics - Somaliland”
Users browsing this forum: Bing [Bot], kaliil, MrSinister and 13 guests