^ Was he invited? or did he invite himself?
Moderator: Moderators
^ Was he invited? or did he invite himself?

Weftigii Madaxweynaha Somaliland oo Ismaaciil Cumar Geele iyo 10 Wasiir kaga horyimaadeen Madaarka Wadankaasi
Djabouti: (Somalilandpress)- Madaxweynaha Somaliland, Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo wefti uu hogaaminayay oo galabta gaadhay magaalo madaxda wadanka Jabuuti ayaa waxa si meeqaam saraysa ugu soo dhaweeyay Madaarka magaaladaasi Madaxweynaha Jamhuuriyada Jabuuti Md. Ismaaciil Cumar Geelle iyo 10 ka mid ah Golihiisa Wasiirada.
Safarkan uu galabta wadanka Jabuuti ku gaadhay weftiga Madaxweynaha Somaliland ayaa noqonaya kii ugu horeeyay ee ugu baxo dibada, tan iyo markii uu ku guulaystay doorashadii Madaxtooyada ee wadanka ka dhacday 26 june ee sanadkan.
Sidoo kale, waa markii u horaysay ee Madaxweyne ka socda wadanka Somaliland uu Madaarka kaga horyimaado Madaxweynaha Jabuuti amaba madaxweyne wadan kale, taasoo muuqaalkeedu bidhaaminayo in Somaliland weji ka duwan wajigii hore ay hada kala kulantay beesha caalamka.
Madaxweynaha iyo weftigiisa waxay ku joogayaan wadanka Jabuuti socdaalkooda muddo 2 maalmood ah, waxaana ay wada-hadalo la yeelan doonaan Madaxweynaha Jabuuti iyo xukuumadiisa iyo weliba sidoo kale diblomaasiyiinta beesha caalamka ee wadankaasi ku sugan.
Waxaana Madaxweynaha ku wehelinaya safarkiisa Wasiirka Arrimaha Dibada, Dr Maxamed Cabdilaahi Cumar, Wasiirka dhalinyarada, ciyaaraha iyo dhaqanka Maxamed Ibraahim Madar, Wasiirka Wasaarada Ganacsiga , Warshadaha iyo Dalxiiska Somaliland Md.Cabdirisaaq Khaliif Axmed Afhayeenka Madaxtooyada C/laahi Maxamed Daahir (Cukuse) Gudoomiyaha Baanka Dhexe ee Somaliland Md Cabdi Dirir Cabdi, Xoghayaha gaarka ah ee Madaxweynaha Md. Cali Axmed Cali (Hindi) iyo Marwada Kowaad Marwo Amina Waris Maxamuud.
Somaliland ayaa soo jiidatay indhaha beesha caalamka taasi oo sababtay inay ka hinaasaan wufuuda iska soo daba dhacaya ee ku soo qulqulaya Somaliland, kuwaasoo metelaya dawladaha EU-da, diyaarna u ah inay Somaliland wax la qabtaan. Dhinaca kale, Maamul goboleedka Puntland ayaa maalmihii u dambeeyay ku mashqiilsanaa sidii ay dacaayado raqiis ah uga fidin lahaayeen Somaliland iyaga oo ka baqa qaba in wadankani koobsado maalgashiga beesha caalamka.
Abdiqani Husien Baynaha
Hargeysa
http://somalilandpress.com/weftigii-mad ... aasi-19002



All of that sir, is irrelevant regarding my response to you. I only tackled your argument.Cali-Gaab
Because in reality the PM is as Powerless and is a No body just as the Tourism Minister is. When it come's to Power in DJ after the President, it's the Cheif of Staff. It's like Obama being welcomed by the President of India when he land's in Delhi instead of the PM. Faroole come's to Djibouti also and has been welcomed by this same PM before so what does that tell you?

gay parade in Djibouti?![]()
![]()
![]()

Haa wa makhnuud wa mid futto kar karangay parade in Djibouti?![]()
![]()
![]()
Gay baa maskaxda kaa galay, ma gay baad tahay?


Are you talking about Phag president of Somaliland.Haa wa makhnuud wa mid futto kar karangay parade in Djibouti?![]()
![]()
![]()
Gay baa maskaxda kaa galay, ma gay baad tahay?


I really and truly hope you f-king iidoor die slowly HIV/AIDS... Estimated 95% number of people living with HIV is somalia are sdiid

How will you feel the day you test positiveI really and truly hope you f-king iidoor die slowly HIV/AIDS... Estimated 95% number of people living with HIV is somalia are sdiid

SI really and truly hope you f-king iidoor die slowly HIV/AIDS... Estimated 95% number of people living with HIV is somalia are sdiid
![]()
![]()
![]()
Cuqdad.com you must be related to that bitch called qubbato

Maya cuqdad inagama qabo, ninku wuu bukaa ee u soo duceeI really and truly hope you f-king iidoor die slowly HIV/AIDS... Estimated 95% number of people living with HIV is somalia are sdiid
![]()
![]()
![]()
Cuqdad.com you must be related to that bitch called qubbato


Return to “Politics - Somali Government”
Users browsing this forum: No registered users and 0 guests