![]()
Bintiland has a roundabout, no wait TWO ROUNDABOUTS?!! WTF, that means they're only 1,009,080,878,356,975 years away from starting a space programme! Sh!t Somaliland has to get it's act together. GTFOH with that sh!t waryaa.
![]()
![]()
Moderator: Moderators

![]()
Bintiland has a roundabout, no wait TWO ROUNDABOUTS?!! WTF, that means they're only 1,009,080,878,356,975 years away from starting a space programme! Sh!t Somaliland has to get it's act together. GTFOH with that sh!t waryaa.
![]()
![]()




http://hormoodnews.com/index.php?option ... =1&lang=enHargeysa(Hormoodnews)-Maxkamada gobolka Hargeysa ayaa meel fagaare ah maanta ku gubtey 912 litir oo khamri ah oo ay ciidamada Booliisku dhawaan kusoo qab-qabteen magaalada Hargeysa.
Garsoore Sh Faarax oo ka Hadley goobta lagu gubey khamriga ayaa sheegey in khamrigan dhawaan Ciidamada boolisku ku qabteen nin la yidhaa Cabdiraxmaan Xasan (35), kaasoo maxkamadu ku xukuntey 3 sano oo xadhig ah iyo saddex milyan oo shilin. Sida oo kale, gaadhigii lagu qabtay khamriga ayaa lagu ganaaxey 5% qiimahiisa. Sh Faarax waxa uu u mahadnaqey booliiska, waxaanu ugu baaqey shacbiga in ay gacan ku siiyaan booliiska la dagaalanka mukhaadaradka.
Dhanka kale baryahan danbe waxa caasimada Somaliland ee Hargeysa kasocda hawlgalo balaadhan oo ay ciidamada Booliisku kusoo qab-qabanayaan maandooriyayaasha, sida khamriga iyo xashiishada.Hawlgalkan oo taliyaha Ciidamada Booliisku sheegay inay ka wadaan dhamaan magaalooyinka dalka sibuu yidhi loo cidhib tiro drugska kusoo badanaya dalka.
Wariye: Faysal Cabdilaahi.
Hargeysa-Somaliland.





Return to “Politics - Somaliland”
Users browsing this forum: No registered users and 7 guests