Naayaaya Hablooy Ama Kabdhooy Ama Dumaroow Intee Idinka Mid Ah Caado Qabto Ama "menstruation". Intee Idinka Mid Ah Oo Cadan DEGAN.
Oh Never Mind.. Awalmaa Ii Sheegi Laheedeen. Allah Ibni'aadamka Waxey Ka Faanaan Waa Waxey Kunoolyihiin. Ilaahayoow Camaladeena Hanoo Qurxin..
Naagtii Ka Carootey Threadkaan. Naa Heedhe Bahasha Maa Qabtaa? Waa Su'aal?




