
Moderator: Moderators




Yeah sxb, this town is famous before the war 1988. Waxa la dhisay around the late 70s, early 80s. Then when the war happened we got influex of qaxoonti.Timo, is that ur original hometown?

haa sxb, laakin there was ciidagale there too, also some qaasin, my macalin teacher was qaasinTimo_Case. Horta meeshan ma Abdalle Isaxaaq uun ba deegi jiiray? you guys should rebuild the town and bring it back to it's former glory.

Sidaan horeba u sheegay its a very tiny town, when were was there waxa deganaa less than 1,000 max, laakin during the qaxoonti more ppl came and we left the town.timocase you know little about gosayga i think you left there as young age. Goosaygu waxa dega reer ugadh reer yusuf iyo baho even cabdalle isaxaaq kale ma degaan maybe in daaqsin ay u yimaadan laakin maamulka 3aad reer ayuu u dhaxeeya. know facts bf u spill it

Return to “Politics - Somaliland”
Users browsing this forum: No registered users and 4 guests