Moderator: Moderators




who is the guy ..??waa muhiim in ay Puntland ku dhaqaaqdo soo qabashada ninkan fidnada soo kordhiyay ee xasiloonida gobolka ka soo horjeeda.

who is the guy ..??waa muhiim in ay Puntland ku dhaqaaqdo soo qabashada ninkan fidnada soo kordhiyay ee xasiloonida gobolka ka soo horjeeda.
General Edwin Rozlubirski oo ah nin asalkiisu yahay Yuhuuda reer Poland 1938 ayey reerkiisu soo galeen dalka Ingriiska ,waxuuna ahaan jiray General ciidamada ah.
Edwin waa nin kasoo shaqeeyey dagaladii sikeeye ee ka dhacay Brundi ,waxa oo kaluu yahay sargaal u shaqeeya sirdoonka israel ee loo yaqan mosaat.
Edwin ayaa waxa uu joogey mudo somalia gaar ahaan gobolada mudug ,halkaas oo uu ka wado howlo aan ilaa iyo hada cid shaacisay jiray,waxaana u leeyahay ciidmo u shaqeeya,waxaa l sheegay inuu im muda ah ku hawlanaa dib usoo nooleynta khilaafkii horey uga jiri jirey gobolka mudug.







Sxb Bah Ogaden ma tahay?Saleebaan and Sacad are right now negotiating in Afgooye the town of galeedi people in the south, they are working on unity so Sacad can give it their 100% in the war against puntland.
this war was unfair from the start, Sacad vs Puntland ? im really worried the last Darood state will fall at the hands of a sub sub sub tribe of hawiyo.

http://horseedmedia.netRa’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka KMG ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) wuxuu sheegay inay soo gaareen dagaalo beeleed ka dhacay deegaano ka mid ah dalka sida gobolka Mudug gaar ahaan Gaalkacyo, sidaasi daraadeed wuxuu cadeeyay isagoo tixraacaya baaqyadiisii hore ee nabadeed in dagaaladaasi si deg deg ah loo joojiyo ayna iska xil saaraan Maamul goboleedyada, Oday dhaqameedyada, Culimada, Waxgaradka, Haweenka iyo dhalinyarada inay sidii horeba ay caadada u lahaayeen kala dhex galaan dadkaasi walaalaha ah oo ay baajiyaan dhiiga macna darida u daadanaya.

yes i am Bah OgadenSxb Bah Ogaden ma tahay?Saleebaan and Sacad are right now negotiating in Afgooye the town of galeedi people in the south, they are working on unity so Sacad can give it their 100% in the war against puntland.
this war was unfair from the start, Sacad vs Puntland ? im really worried the last Darood state will fall at the hands of a sub sub sub tribe of hawiyo.


Return to “Politics - Puntland”
Users browsing this forum: No registered users and 5 guests