Moderator: Moderators

Dhulbahante xildhibans and wasirs in SL have met with Sillanyo and garads are holding their tounges untill these meetings are over. .[/quote][dhulbahante rejects this 110%, this go'aan is totally unacceptable as kalshaale is non negotiable. gar eexo iyo gudoon jilicsan midna lagu helimaayo.Did the dhulbahante side accept yet , waanu diidnay na may odhan wanu ogalanay na may odhan.
Maxay go aan uga so saari wayeen Cuqaashina iyo odayadiina , ma maqalin garaadki Buhoodle ma hadlin Garaad cabdilahi garaad soofe.
ninyahow it is hard to make sense of your thinking since you are all over the place.I believe haday dhulbahante dhulka leeyihin halo daayo , hadaanay lahayna inanay sheegen hada la wada dago na ina la cadeyo cad waxan maqlay oday dhulos aah aya yidhi dhulka wanu wada dagna., I mean murranku ba dhulku ka taagna marka you can't say dhulku is non-negotiable dibu u heshisintu ba dhulkey ka socotay marka qolona kuma andacoon karto Dhulka anaga leh. Gudiga gar qaadiida sadex nin bu ka koobna nin gadabuursi ah oo dir ah Nin Garxajis ah oo isaaq ah Nin harti ah oo darood ah. Marki hore ba labada qole way ku dhaarten inay go aanka aqbalayan gudiga dhex dhexaadinta.Ileen gar loma qaado dad an garta ba ku go ayn.

war anigu puntlandna ma ogali, somaliland ma ogali, hindi mamuulada qabiilooyinka u shaqeeyana ma ogali. im bigger than that sxb.Malakumod,
Garadaada waad diidsantahay, dhulbahante Somaliland jooga waad diiday inay arrinta inay galaan, Puntland ma ogoolid, So called hogaanka SSC is on a vacation in the U.S dee garta ya geeli marka inaad wax dhalisho mooyaan talo mesha kuma soo kordhisid.

bal qofkani wuxu ku hadlayo eeg. war garta ay nimankani naqeen iyo go'aanka ay soosareen mid caruurtuna ku taliso ma ah.Dee wamaxay dhibaatadu markas haday ka cabaan oo barkad ka dhistaan whats the problem ma iyaga magaaleynaya magaaleyn looma ogala ba 3 barkadood ba la yidhi ka qotta qolada kale na 3 barkadood that seems fair meeshana wa mamnuuc ina la magaleeyo., mid a sadexaad wa runta rag fara badan ba garta ku jiray laakin garta ugu danbeya sadex nin ba laha sadexa aan ku sheegey

Siciid85,
Suldaan Cismaan Suldaan Cali Maddar wuu ku mahadsanyahay garta uu galay laakin xaqiiqada waxa weeyan wax uu kala saaray ma jirto oo waa ruun reer buuhoodle go'aanka ma ogola. Suldan marku meesha ku wereray bu yidhi is dilla ama is daaya bil dhan ba meesha ii jiifnay cirka isla taga
War meesha sheekoyin badan baa ka maqlay garxajiska baa labadeena reer meesha isku haysta ruwaayad naga dhigtay shoow nimanka waa cadowSiciid85,
Suldaan Cismaan Suldaan Cali Maddar wuu ku mahadsanyahay garta uu galay laakin xaqiiqada waxa weeyan wax uu kala saaray ma jirto oo waa ruun reer buuhoodle go'aanka ma ogola. Suldan marku meesha ku wereray bu yidhi is dilla ama is daaya bil dhan ba meesha ii jiifnay cirka isla taga
The funny part is meygaagle is no mans land wa jungle a dhulbahante guy told me meeshu satelitka telefoonku xita ma gaadho
ka waran hada junglekaa bey madaxdhaqmeedkii somaliland oo dhani hilib geel iyo qaad usoo doonatay ee.Siciid85,
Suldaan Cismaan Suldaan Cali Maddar wuu ku mahadsanyahay garta uu galay laakin xaqiiqada waxa weeyan wax uu kala saaray ma jirto oo waa ruun reer buuhoodle go'aanka ma ogola. Suldan marku meesha ku wereray bu yidhi is dilla ama is daaya bil dhan ba meesha ii jiifnay cirka isla taga
The funny part is meygaagle is no mans land wa jungle a dhulbahante guy told me meeshu satelitka telefoonku xita ma gaadho

Return to “Politics - Somaliland”
Users browsing this forum: No registered users and 15 guests