Yaab anagaa aragnay!!!
Diintan nina lagu khasbi maayo. Haddaad ka baxdeen diinta yeelkadiin. Miyaan horey loo odhan Ciisa bidiinu wa Muusaa bidiinu?
Waxaan ka yaabay waxa daba dhigey dhowr qof diinta Islaamka? Heedhee, maandhooyinow maxaa la idinka siiya diintan?
Ama dhagax caabuda ama qorax caabuda ama intaad in yar oo cilmi ah barataan waxaad tidhaahdaan Ilaahba ma jiro. Waa howl idiin taala. Walee maanta maalin aan ahayn ayeydun ka sheekeyn.
Laakiin waxaad yeeshaan aan diin duceynee, anaga ayaa jecel diinta Islaamka ah oo ay nala weyntahaye noo daaya. Tiina haysta idinkuma haysano eh. War yaa Ilaahay yaqaan! Waar xishooda oo wax iskula hadha. Ha is odhanina cyper world baad ku jirtaanoo cidi idin garan mayso eh wax walba iska qora.



