




Moderators: Moderators, Junior Moderators

dhulka waabarwaqo





Isn't that sool, I saw these pictures posted by one picture claiming it was somewhere in sool I think


war bal ummadan eegga,maba xishoonayaan.yaa idinku yidhi halkan waa caabudwaaq,subxaanalaah.show ilma been kunoolayaal ayaad tihiin.war dee sawirkan horay ayeynu u aragnay waa hawdka gobolka SOOL,markaa adeerayaal haddaad doonaysaan annagaa idiin cadaynayna ee lasocda waana aagga caana-xadhigle,oo katirsan gobolka sool hawdkiisa.anaaba cagtayga halkan kutegay markaa ha iska sheeganina meel aan meeshiina ahayn.qira xuquuqda dhulkan dadka leh.



Users browsing this forum: No registered users and 0 guests