Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Puntland Health Campaign Continues to Burtinle and Galkayo.

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
Coeus
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11709
Joined: Fri Nov 19, 2010 6:59 pm
Location: Assisting the Mujahideen in Galgala to free their region

Puntland Health Campaign Continues to Burtinle and Galkayo.

Postby Coeus » Sat Jan 08, 2011 4:50 pm

Gaalkacyo (RBC Radio):- Wasaarada Caafimaadka ee Dowladda Puntland ayaa dalka keentay dhaqaatiir ajnabi ah oo bixinaya gargaar caafimaad oo lacag la’aan ah, waxayna howlgalo caafimaad ka soo sameeyeen magaalooyinka Garowe, Burtinle iyo Gaalkacyo oo ay haatan ka wadaan.

Isbitaalka magaalada Gaalkacyo oo ay maanta dhaqaatiirtaasi ajnabiga ah ka howlgalayeen ayaa ahaa mid aad u mashquul badan, waxaana maamulka Isbitaalka Gaalkacyo ay RBC Radio u xaqiijiyeen in ay is diiwaan geliyeen dad tiro ahaan kor u dhaafaya ilaa iyo 800 oo qof.


Labo dhaqtar oo u kala dhashay wadamada Masar iyo Uzbakistan ayaa maanta howlgalo caafimaad oo lacag la’aan ah u sameeyay bukaano ka kala yimid xaafadaha magaalada Gaalkacyo, waxaana howlahani gargaarka caafimaad ee ay wadaan dhaqaatiirta ajnabiga ah sii socon doonaan maalmaha soo socda.

Dhaqaatiirtani ajnabiga ah ee bixinaya gargaarka caafimaad ayaa waxay ka soo howlgaleen Isbitaalada Garowe iyo Burtinle, waxayna Isbitaalka Garowe ku qaabileen ku dhowaad 500 qof oo bukaan ah, halka degmada Burtinle howlgal caafimaad oo ay ka sameeyeen ay ku qaabileen 750 ruux oo iyaguna bukaano kala du-duwan ah.


Waxaa dhaqaatiirtani oo labo ruux ah ay kala qaabilsan yihiin dhegaha iyo indhaha oo hal dhaqtar ah, iyo dhaqtarka kale oo isaguna shaqadiisu tahay xanuunada dumarka, waxaana keenista dhaqaatiirtani ajnabiga ah gacan weyn ka geysatay Wasaarada Caafimaadka Dowladda Puntland.

Dhinaca kale Wasaaradda Caafimaadka Puntland ayaa tababar maalmo kooban soconaya waxaa ay u furtay dhalinyaro kalkaaliyaal caafimaad ah kuwaasi oo wax ku baranaya hoolka shirarka ee Isbitaalka Gaalkacyo, waxaana u faa’ideynaya macalimiin dhalinyaro ah oo soo dhameysatay jaamacadaha wadanka banaankiisa ah.


Ardeydani ayaa marka ay dhameystaan waxaa ay noqonayaan kalkaaliyaal caafimaad oo ka howlgala Isbitaalka Gaalkacyo, kuwaasi oo ka shaqeyn doona qeybaha balaaran ee Isbitaalka Gaalkacyo oo dhowaantan Wasaarada Caafimaadka Puntland oo kaashanaysa Hay’ado ay dib u dayactir balaaran ku sameysay.

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

User avatar
Coeus
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11709
Joined: Fri Nov 19, 2010 6:59 pm
Location: Assisting the Mujahideen in Galgala to free their region

Re: Puntland Health Campaign Continues to Burtinle and Galka

Postby Coeus » Sat Jan 08, 2011 4:55 pm

Doublepost


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: kaliil and 24 guests