Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Al shabab forcing people in their strongholds again

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
Coeus
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11709
Joined: Fri Nov 19, 2010 6:59 pm
Location: Assisting the Mujahideen in Galgala to free their region

Al shabab forcing people in their strongholds again

Postby Coeus » Sun Jan 16, 2011 1:23 pm

Maleeshiyaadka Shabaabka ee gacanta ku haya gobalada bartamaha iyo koofurta dalka Soomaaliya ayaa ka wado waxbarasho qasab ah oo dhanka diiniga oo towxiidka lagu barayo dadka.



Waxbarashadan diiniga ah oo qasabka ah ayaa labarayaa haweenka iyo dadka da’da ah waxaa loola dhaqmayaa sida ruuxa uu diinta Islaamka hadda qaadanaya, waxaa loo laqinyaa towxiidka.



Waxaa sidoo kale haweenka looga tagayaa guryaha ay joogaan waxaa qaarkood la su’aalayaa macnaha towxiidka oo haddii ay sheegi waayaan la barayo iyadoo loo laliidayo oo la duleysanayo oo aan si nasteexo leh wax loo barayn sida haweenay kamida dadkaas oo joogta degmada Diinsoor ee gobalka Baay u sheegtay Mareeg



Waxaa la barayaa dadkan kutuba gaar ah oo xadiis ah oo inta badan ka hadlaya dagaalada ka dhan ah gaalada iyo qaadashada go’aanada ad adeega leh waxaana kamida Khud-caqiidaka, kashifo-shubuhaad iyo kuwa kale oo aad u badan.



Wiilal dhalinyaro oo kitaab ku raacanayo tuulada Jawaarey oo u dhaxeysa gobalka Jubbada dhexe iyo Baaay ayaa sheegay in xadiista kitaabta ku qoran la’iskga baahan yahay in xifdiyo haddii kale buu yiri jireyso ciqaab ka dhan ah nafta oo moobeel laga tusiyey.



Degmada Buula-burte ee gabalka Hiiraan ayaa rag odayaal lagu amray in hadda loo laqino oo ay ogalaadaan oo muran qaylo iyo karbaash kadib odayaasha qaarkood yeeleen halka kuwa kale sheegeen in hadda aysan islaamaynin oo ay horey islaam u ahaayeen nin socota ah oo ka yimid gobalka Hiiraan u sheegay Mareeg.

I

Idaacadaha ku hadla codka Shabaabka ee gobalka Benaadir ayaa sheegaya in waxa ay ugu yeeraan dawro ka socotay gobalada qaar lagu soo geba gabeeyey oo diini ah taasoo micnaheedu yahay Seminaar muddo 2 biloodna ah.



Waxaana ay dawradaasi ka dhaceen dhamaan sida ay u dhan yihiin qaarna waa bilow qaarna waa gebo gabo.



Waaana waa wax barashada qasab ah oo aan dadka la barayaa raali ku ahayn kuna qanacsaneyn oo ay gobaladana kala daran yihiin kuna xiran tahay qofka madaxda ka ah sida uu dabac sanaan ugu muujiya dadka.



Shabaabka waxa ay sheegeen in dadka uga daran ee ay ku sheegan kuwa madax adag oo aan amarka sida la rabo aan u qaadan ay ka soo jeedaan gobalada Hiiraan iyo qaybo ka mida galguduud.

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 42 guests