Moderators: Moderators, Junior Moderators



loool, which one is that u remember huuno?Do u know what song I remember? Lol



ximanjaaale 1989 mogadishu was wax dhib ah kama jirin, aniga kaama danbeeynin waxaan xamar ka soo dhoofey 1990, xaafadeena mareexaan baddan ayaa deganaa dhamaantoodna waa wada joogeen ilaaa dagaalkii siyaad bare xukunka looga ridey uu xamar ka bilaawdey diseembar 1990kii.
marka adiga too early ayaa soo baxdey, waraaa sxb adiga qof daacad ah ayaa tahay sababtoo ah ALL SOMALINETTERS waxay wada dhasheeen 1990. even xitaaa haddii ay dugsi sare dhigan jireen 1980s waxay diidayaan inay DA.DOODA QIRTAAN,
adiga daacad ayaa tahay, 1989 tahriiib ilaaaa buulo xaaawo xuduuda kenya ayaaad ku jirtey. laakiin aniga nasiib ayaan lahaa nofeembar 1990 waxaa soo raacey somali airlnes to qaahira. and i was 17 not iam 37 alxamdulilaah.
meeshan somalinet waxaa ku jira xitaaa dad dagaalkiiii 1988 hargeysa ka qeyb qaatey oo wali NINTENDO ciyaaara ciyaaal yar yar isku maleeeyo sida imperior qaldaaan ka yiraahdo.

Horta sxb, adigu ma xamar baad degenaan jirtay ama somalia ba maad degenayn?War anigaa iska hadlaya, walaahi qax inaana arag aan ahayn somalidii so qaxday ee darodka iyo dirta u badnayd mooye.


Ma wada 8 ?Horta sxb, adigu ma xamar baad degenaan jirtay ama somalia ba maad degenayn?War anigaa iska hadlaya, walaahi qax inaana arag aan ahayn somalidii so qaxday ee darodka iyo dirta u badnayd mooye.
Yalaxoow, you are a funny guyanyway anigu 8 bilood baan ahaa marka reerkayagu qaxeen 88

Reer jarar baad ahayd smhCumar
Maan arag sxb somaliya oo dhanba.

Return to “General - General Discussions”
Users browsing this forum: No registered users and 62 guests