Moderators: Moderators, Junior Moderators




Horta qabiil manihi anaga, waxaan nahay Urur, dhulka aan joogno anigaa xoraynay, waana meel ay amnigeedo fiicantahay, Wasiirka gaashaan dhiga waa nin diyaarad keentay, labo askari uu leeyahayna majirto, hadii uu ciidamo wato hana soo garab is taago oo aan la dagaalno Shabaab, hadii uu diyaar u yahay inuu aniga nala dagaalamo, anagana diyaar ayaan u nahay (Welcom) ayaan leenahay” ayuu yiri Indha cade.
Yuusuf Siyaad Indha cade waxaa uu sidoo kale ku sheegay in hub ka dhigista dowladda ay sheegtay inay ku samaynayso Ururada iyo hogaamiyeyaasha ku sugan degmooyinka dowladda ay maamusho ee gobolka Banaadir ay tahay mid loogu danaynayo Xarakada Al Shabaab sida uu hadalka u dhigay.
http://shabelle.net/article.php?id=2235


Thats funny



Thats focked up What is he doing with Warlord Yalaxow?The shaykhs are also moryaans
LOL@ shariif sakiin, wasn't he part of Abdullahi Yusuf's TFG, what was he doing with ICU?


Who is the guy on the right?

Return to “General - General Discussions”
Users browsing this forum: No registered users and 48 guests