Illaahi ha uu naxristo, waxaan garan 2 ka mid ah asxaabteyda waxay geryooden xiiligi Aidid iyo Mahdi iis ceyrsanayeen.Ciyalkaad shegaysid qixii bay go'een.
Moderators: Moderators, Junior Moderators

Illaahi ha uu naxristo, waxaan garan 2 ka mid ah asxaabteyda waxay geryooden xiiligi Aidid iyo Mahdi iis ceyrsanayeen.Ciyalkaad shegaysid qixii bay go'een.

Kan noogu weyn aa igu qaldeysaa.Iskool meey ahaayeen kuwaas liido iyo jaziro.
![]()
Maya, wa meshi aan gabdha taalyaniga ku fuduli ni jirnay. Ma xasuusa tiid miyaa?
![]()

Yeah bro.Where you born before 1990Dadku waxay wada dhasheen...01/01/88![]()
Dadku ma maatano baa? Meey d'a dooda qirtaan mise waa dhulka fiiri aniguna waan kula fiirsan.

okI dont remember myself.

mayeee ciyaaal geeel banaanka hore aa lagu celinaayey see kusoo gashay shuut lama ogolo sxbciyaal shuushuumow conference

![]()
![]()
i'm more like ciyaal casiir then ciyaaal geel
although i'm cool with Camels![]()
balse maxaa kaa xanajiyay ciyaal warta dhiiga![]()
salaan bay iga ahayd

![]()
![]()
i'm more like ciyaal casiir then ciyaaal geel
although i'm cool with Camels![]()
balse maxaa kaa xanajiyay ciyaal warta dhiiga![]()
salaan bay iga ahayd
xanaaq maxaa keeni kaftan wajiga la madoobeystay lee waaye...reer koraadka kaftanka haduu kululaado xanaaqo maa isku badalan![]()
bt am more ciyaal wardhiigley then ciyaal casiir![]()

[
xanaaq maxaa keeni kaftan wajiga la madoobeystay lee waaye...reer koraadka kaftanka haduu kululaado xanaaqo maa isku badalan![]()
bt am more ciyaal wardhiigley then ciyaal casiir![]()

Return to “General - General Discussions”
Users browsing this forum: nnjrewzas112 and 69 guests