[youtube]n1klWzruUVY&feature=related[/youtube]
[youtube]Q5gqf_RiwOQ&feature=player_embedded[/youtube]
Ahmed Karaash fights at Lasanod checkpoint entrance of the City gives Interview to Puntlandpost
Last night an embolded Ahmed Karash moved his vast arsenal and Technicals from Tukaraq to the direction of the city of Laasaanood. He gave an important Interview to Puntlandpost before he headed out. He hoped and expressed the wish that he would capture the capital city of Sool , Lasnaod shortly and a few hours thereafter. He asked for assistance from the Puntland populace as he wanted to return the city of Laasaanood into Puntland hands again as he said in his own words that he wasn't against the existence of Puntland State.He furthermore said that all the people of Puntland were saddened by the gross human rights violation taking place in Laasaanood committed by the Somaliland forces.






War Dag Dag ah Dagaalkasocda Buundada Booda ee Bariga Magaalada Laascaanood.
Xiligan oo galab ah ayaa waxa dagaalk aad uculus uu kasocda bariga Magaalada laascaanood kaasoo udhaxeeya Ciidamo uu hogaaminayo Axmed karaash iyo ciidamada maamulka snm dagaalkan ayaa waxa uu kasocda inata udhaxaysa Buundad Booda iyo Garoonka Diyaada
Dagaalkaas oo aan weli khasaarihiisa la soo sheegin ayaa ciidamada Xoogaga Xaq udirirka dhulbahane ay ku dhufteen Ciidamada SMNta degaankaas Kusugan
Waxa lagu arkayaa gudaha magaalada laascanood ciidamada maamulka SNM oo gurmad koodu u sii qulqulayaan Halka dagaalkaasi kasocdo oo ujirta maagaalada 6km oo kiga beegan dhanka bari
Dagaalkan ayaa Sababay kadib markii ciidamo katirsana maleshiyaadka SNM ee kusuga agaga magaalada laascaanood loodaad gureeyay Dagaal saaka manta kadhacay Degaanka kalshaale ee gobolka cayn
Cadnaan Saalax M Cartan





























