Waa arin mucjiso ah. Waxaan maanta indha ku arkay. Gabdh aan ku qiyasay 25 jir ah oo qabto garan yar oo rajabeto uu eeg, iyo surwal aad iyo aad uu yar, waxa la arki qaray fooda naaska oo soo taagan iyo muqaalka barideda. Ayadha oo bushkuleyti wadeyso jidka ku yaal xaafad Somalida ku badan yihin ee dalka ingriska. Markaas baa shacabka soomaliyeed yaab la amuusen, inyar ka bacdi waxay gabdha noqotay gabarta niin wadaad ah dhalay.

Reer Somnetoo, maxaa la yabten? Gabdha qofka dhalay? Gabdha indho adeegeda? Mise adiga isla yaabtay? Jawabtada waxay keeni karta fowdo ee wa iga degniin.