Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Kick Off-Countdown -

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
razer
Posts: 124
Joined: Fri Oct 22, 2010 5:42 am

Kick Off-Countdown -

Postby razer » Tue Feb 22, 2011 7:27 am

Maleeshiyooyin Ka Soo Kala Jeeda Maamulka Majeerteeniya, Gaalkacayo, Caabud-Waaq Oo Weerar Dagaal Ka Soo Wada Jiida Tukaraq Iyo Ciidamada Qaranka S/Land Oo Diyaar Garow Culus U Galay Huwanta Cadowga
Awr-Boogays, Xudun Iyo Gambadha Oo Ka Mid Ah Aagaga Maleeshiyada Majeerteeniya Laga Filayo Inay Ciidamada Qaranka Ka Soo Weeraraan
Hargeysa February 23, 2011 (Haatuf) - Ciidamada maamul goboleedka Majeerteeniya ayaa labadii maalmood ee u dambeeyay dhaqdhaaqyo abaabul dagaal oo ku wajahan ciidamada qaranka Somaliland ee jiida hore ee Sool ka waday tuulada Tukaraq ee xadka iyo meesha la yidhaahdo Higlada, halkaas oo la sheegay in xalay ilaa shalay galab ay ciidamo isugu jira kuwa Majeerteeniya iyo kuwo laga keenay magaalada Gaalkacayo iyo Caabud-waaq oo uu wato taliyaha Ciidamada Majeerteeniya Siciid Dheere ay kusoo qulqulayeen.
Ciidamdan maamul goboleedka Majeerteeniya oo la sheegay, inay wataan maleeshiyo beeleedyo laga soo ururiyey magaalooyinka Gaalkacayo iyo Caabud-waaq, islamarkaana kaashanaya maleeshiyo beeleed kasoo jeeda beesha Sool ee uu dhalasho ahaan ka soo jeedo Madaxweyne ku xigeenka Majeerteeniya Cabdi Samad Cali Shire, ayaa la sheegay inay ku soo wajahan yihiin weerar dagaal oo ay ku soo qaadayaan ciidamada qaranka Somaliland ee ku sugan jiida Gambadha iyo aagaga kale ee jiidaha gobolka Sool, kuwaas oo la sheegay, in ciidamada qarankuna ay diyaar garow culus u galeen sidii ay Sutida ugu qaban lahaayeen huwantaasi isku soo bahaystay iyo weerar kasta oo kaga yimaada maamulka Majeerteniya.
Mid ka mid ah saraakiisha ciidamada qaranka Somaliland ee ku sugan jiidda hore ee Gambadha oo aanu xalay khadka Telephone-ka kula xidhiidhnay ayaa noo xaqiijiyey, inay la socdaan dhaqdhaqaaqa maamulka Majeerteeniya ka wado Tukaraq iyo Higlada oo kamid ah deegaanada koonfurta bariga Sool ee xuduudka ku teedsan, isaga oo intaa ku daray, in diyaar garow balaadhan ay u galeen ciiidamada qaranku difaaca dalka, isaga oo arrinkaa ka hadlayana waxa uu yidhi “Waanu ka warqabnaa maleeshiyadka shalay galab ilaa xalay ay kusoo daad-guraynayeen maamulka Majeerteeniya deegaankaasi, waananu u diyaar garownay oo difaacayagu wuu xidhan yahay, haddii ay soo dhaqaaqaana ciidanka qaranku waxa uu nidar ku galay inay raamsan doonaan, wakhtigan aan idinla hadlayana heegan culus ayuu ku jiraa ciidanku” .
Ninka hogaaminaya maleeshiyada Majeerteeniya oo lagu magacaabo Siciid dheere oo isagu ah, taliyaha ciidamada maamul goboleedka Garoowe oo ay isku Jifo Yihiin C/llaahi Yuusuf ayaa la sheegay, inuu todobaadkan gudihiisii magaalooyinka Gaalkacayo iyo Caabud-waaq ka soo ururiyay maleeshiyooyin kasoo jeeda deegaanadaasi, islamarkaana uu keenay maalintii daraad Tukaraq, halkaas oo ay hore usii joogeen maleeshiyo beeleed kasoo jeeda beesha madaxweyne ku xigeenka Majeerteeniya C/samad Cali Shire, oo isagana la sheegay in gurigiisa Garoowe todobaadkan gudihiisa lagu soo abaabulay weerarka ay ku soo qorsheeyeen gobolka Sool, islamarkaana ay ku doonayaan, in furin labaad ay kasoo furan jiidda koonfurta Sool, si looga mashquuliyo ciidamada qaranka Somaliland ee dagaalka kula jira Nabad-diidka Buuhoodle, kooxaha Argagixisada iyo ONLF ee dagaalka ka wada deegaankaasi, hase yeeshee ilo xogogaal ah oo aanu ka helay xalay saqdii dhexe magaalada Laascaanood ayaa noo sheegay, in gurmad balaadhan oo ciidamada qaranka Somaliland ka tirsan oo ku gaashaaman gawaadhida dagaalku ay isku baladhiyeen jiidaha kala duwan ee ku teedsan gobolka Sool sida boholaha Xargaga iyo Xudun oo ka mid ah deegaanada koonfurta galbeed ee gobolka Sool.

User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Re: Kick Off-Countdown -

Postby CoolPoisons » Tue Feb 22, 2011 7:34 am

:lol: :lol: :lol:

IIdors are funny. kulaha ciidan from Abudwaq ayaa ku jira. Dhulos ayaa ku filan to bring IIdors down to their like they did 100 years ago, what makes U think they would ask beelweynta Darod for help

User avatar
ibrahimcw
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1324
Joined: Sun Dec 05, 2010 5:33 am
Location: Kismaayo - Caabudwaaq - Ari Cadeys

Re: Kick Off-Countdown -

Postby ibrahimcw » Tue Feb 22, 2011 9:04 am

:shock: :shock: :lol: :lol: :lol:

this Iidoor are crazy

User avatar
LiquidHYDROGEN
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14522
Joined: Fri Mar 16, 2007 10:48 am
Location: Back home in Old Kush

Re: Kick Off-Countdown -

Postby LiquidHYDROGEN » Tue Feb 22, 2011 10:07 am

:lol: :lol: :lol:

IIdors are funny. kulaha ciidan from Abudwaq ayaa ku jira. Dhulos ayaa ku filan to bring IIdors down to their like they did 100 years ago, what makes U think they would ask beelweynta Darod for help
If they were, why do they keep losing more and more land to the HJ? Why can't they fight off a sub, sub-clan of HJ? :lol:

razer
Posts: 124
Joined: Fri Oct 22, 2010 5:42 am

Re: Kick Off-Countdown -

Postby razer » Tue Feb 22, 2011 10:22 am

whats irking these dorros jumping up and down in garowe and abudwaaq and somalinet hahaha .why dont you tell us where it Hurts :D

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Kick Off-Countdown -

Postby The_Emperior5 » Tue Feb 22, 2011 11:08 am

Loool i even heard xoosh naase dhadheere joined the war :lol: :lol:

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 12 guests