
Anigoo hargeysa ka soo baxay oo mid aynu wax isku nahay igu yidhi war aniga "sponsor" ku noqonaya e inoogu kaalay ingiirska , ayaan Addis u baxay . Embassy-gi UK-da markan tagay , mid xunoo cagdheer ah oo turjumaan ka aha meesha , ayaa sheekadi iga xumayey
Anyway , Ilaahey ba Maryankan i keenay , I ain't too mad !
PS: I don't really have any friends in life and most people think I am weird ,marka waxba cay ha igu darina e iska arka oo dhaafa





