
Wararka laga helayo magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in labadii toddobaad ee la soo dhaafay ay beesha ***** waddey olole ballaadhan oo lagu gubayo guryaha beesha *******..
ku leedahay magaalada Hargeysa. Arrintaasi waxay ka dhalatay ayaa la leeyahay, kaddib markii ay in dhoweydba dagaallo faraha lagaga gubtay ka dhacayeen degaanada Kalshaale, Hagoogane, iyo Meygaagle.
Dagaalladaas ayaa jab iyo halaag xoog badanika soo gaadheen maleeshiyada beelaha ***** ee halkaas ku tagtay duullaanka dhulboobka ah. Sida taariikhda dhow iyo ta fogba ku cad, beelaha ***** ayaa ah kuwo fudeyd iyo caadifad sida soodhaha oo kale ah ku gala khaladaad baxaad leh dabadeedna aan khasaaraha ka soo gaadha khammaarka ay galaan aan u yeelan wax adkaysi ah. Soomaalidu waxay ku maahmaahdaa “Ama Afeef Hore Lahaw Ama Adkaysi Dambe”.
Haddaba dadka ka soo jeeda SSC iyo beelaha kale Daaroodka waxaa la gudboon inay ka guuraan magaalooyinka dadka aqoontooda, garaadkooda, iyo xilkasnimadoodu sidaa u gaabam tahay. Waxaa dhici karta in dadka beelaha Daaroodka ka soo jeeda naftooda lagu waxyeelleeyo deegaanada SNM-ta haddii jabka dagaallada socdaa ku sii ballaadhaan. Waxaana hubaal ah in jabka SNM-ta soo gaadhi doona u noqon doono mid aan laga sheekayn kari doonin.
Shacabka Isaaqa kama madhna dad waxgarad ahi, hasayeeshee waxaa hoggaanka u qabtay ayna ka raalli noqdeen dad wax-ma-garato ah oo indhahooda ku jeediyey dadkii xabiibka iyo walaalahooda ahaa ee Soomaaliyeed uguna sheegay inay cadowgooda yihiin. Doqontuna waxaa la yidhi indhaheeda cadaw kaleba kuma aragto aan ka ahayn xabiibkeeda. Taasina waa ayaan darrada beelahaas SNM-ta haysata. Ilaahayna wuxuu yidhi “ Ilaahay Qoomna Kama Beddelo Xaaladda Ay Ku Jiraan, Ilaa Ay Iyagu Beddelaan Sida Ay U Dhaqmayaan Ama Waxa Ku Fikirayaan”.
Waxaynu Ilaahay uga baryaynaa inuu beelahaas garansiiyo xaqa waa dad Soomaaliyeed oo habawsane, inay hagaagaanna iyaga iyo Soomaali oo dhanba dan ayaa ugu jirta.
XOL



