Men, women and children that were kidnapped from Sool, Sanaag and Cayn regions of PUNTLAND are still locked up in Mandeera, while the German Porn-maker that 'FUUCKED' Hergeisa women that were married and video taped is let loose and returns to Germany.
Ninkii Jarmalka ahaa oo lagu magcaabi jiray Gunter Bischof ahaana Ninkii ka sameeyey magaalada Hargaysa Filimadii ansho xumada ahaa kuwaas oo ku cusbaa haqanka umadda ku hadasha Afka Soomaaliga ayaa gurigii lagaga hayey magaalada Hargaysa laga sii daayey isaga oo socdaalay dalkii uu ka yimid,waxaana .garoonkana diyaaradaha ku sii dhoweeyeey qaar ka mid ah Madaxda SNM
Gunter Bischof oo da’a ahaan jiray 72 sano, kuna qabay Magaalada Hargaysa gabar Soomaaliyeed ayaa maxkamadi ku xukuntay afar sano iyo ganaax dhan 10,000 oo doolar Bishii kowaad ee sanadkan ka dib markii uu Filimo anshaxa Soomaalida iyo tan Diinta Islaamkaba ka baxsan ka sameeyey dumar Soomaaliyeed oo degaan ahaan ka soo jeeda Magaalada Hargaysa,maxkamadan ayaa sidoo kale ku xukuntay hal sano gabadhii ama Atariishadii laga dhigaysay Filimka Muuqaalka ah.
Adan Siiro oo ah Imaamka Masaajidka Xawaadle ee magaalada Hargaysa oo daawday Filimadan ayaa horay u sheegay "in wuxuu ku arkay cajlada hadaad daawataan aad naf ka wada quusanaysaan"
Gunter Bischof ayaa sii dayntiisu waxa ku farxay qaar badan oo ka mid ah Bulshada ka soo jeeda gobolada waqooyiga Soomaaliya ,iyaga oo aaminsan in arintani soo dedejinayso aqoonsigii Somaliland.
Ugu danbayntii sharciga sii daayey Gunter ayaa ah kan wiilashii ka kaluumaysanayey Xeebahooda Laasqorey iyo kuwii dhagaxa ku tuurayey Ciidanka xooga ku haysta magaalada Laascaanood oo dhamaantoodba la soo qafaashay ayaa ah sharciga ku xukumay xabsiga dheer ilaa maantana ay ku jiraan xabsiga Mandheera .




