Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Guryihii Beelaha SSC ku lahaayeen Hargeysa oo dab la Qabadsi

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
The_Patriot
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20702
Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am

Guryihii Beelaha SSC ku lahaayeen Hargeysa oo dab la Qabadsi

Postby The_Patriot » Sat Feb 26, 2011 6:52 pm

Guryihii Beelaha SSC ku lahaayeen Hargeysa oo dab la Qabadsiiyey‏



Wararka laga helayo magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in labadii toddobaad ee la soo dhaafay ay beesha Isaaq waddey olole ballaadhan oo lagu gubayo guryaha beesha Dhulbahante

ku leedahay magaalada Hargeysa. Arrintaasi waxay ka dhalatay ayaa la leeyahay, kaddib markii ay in dhoweydba dagaallo faraha lagaga gubtay ka dhacayeen degaanada Kalshaale, Hagoogane, iyo Meygaagle.



Dagaalladaas ayaa jab iyo halaag xoog badanika soo gaadheen maleeshiyada beelaha Isaq ee halkaas ku tagtay duullaanka dhulboobka ah. Sida taariikhda dhow iyo ta fogba ku cad, beelaha Isaq ayaa ah kuwo fudeyd iyo caadifad sida soodhaha oo kale ah ku gala khaladaad baxaad leh dabadeedna aan khasaaraha ka soo gaadha khammaarka ay galaan aan u yeelan wax adkaysi ah. Soomaalidu waxay ku maahmaahdaa “Ama Afeef Hore Lahaw Ama Adkaysi Dambe”.





Haddaba dadka ka soo jeeda SSC iyo beelaha kale Daaroodka waxaa la gudboon inay ka guuraan magaalooyinka dadka aqoontooda, garaadkooda, iyo xilkasnimadoodu sidaa u gaabam tahay. Waxaa dhici karta in dadka beelaha Daaroodka ka soo jeeda naftooda lagu waxyeelleeyo deegaanada SNM-ta haddii jabka dagaallada socdaa ku sii ballaadhaan. Waxaana hubaal ah in jabka SNM-ta soo gaadhi doona u noqon doono mid aan laga sheekayn kari doonin.





Shacabka Isaaqa kama madhna dad waxgarad ahi, hasayeeshee waxaa hoggaanka u qabtay ayna ka raalli noqdeen dad wax-ma-garato ah oo indhahooda ku jeediyey dadkii xabiibka iyo walaalahooda ahaa ee Soomaaliyeed uguna sheegay inay cadowgooda yihiin. Doqontuna waxaa la yidhi indhaheeda cadaw kaleba kuma aragto aan ka ahayn xabiibkeeda. Taasina waa ayaan darrada beelahaas SNM-ta haysata. Ilaahayna wuxuu yidhi “ Ilaahay Qoomna Kama Beddelo Xaaladda Ay Ku Jiraan, Ilaa Ay Iyagu Beddelaan Sida Ay U Dhaqmayaan Ama Waxa Ku Fikirayaan”.





Waxaynu Ilaahay uga baryaynaa inuu beelahaas garansiiyo xaqa waa dad Soomaaliyeed oo habawsane, inay hagaagaanna iyaga iyo Soomaali oo dhanba dan ayaa ugu jirta.

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Guryihii Beelaha SSC ku lahaayeen Hargeysa oo dab la Qab

Postby The_Emperior5 » Sat Feb 26, 2011 6:54 pm

:lol: :lol: :lol: :lol:

The_Patriot
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20702
Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am

Re: Guryihii Beelaha SSC ku lahaayeen Hargeysa oo dab la Qab

Postby The_Patriot » Sat Feb 26, 2011 6:55 pm

:lol: :lol: :lol: :lol:
:arrow:

User avatar
XimanJaale
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12573
Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
Contact:

Re: Guryihii Beelaha SSC ku lahaayeen Hargeysa oo dab la Qab

Postby XimanJaale » Sat Feb 26, 2011 6:56 pm

Iidoors are pathetic

User avatar
MujahidAishah
Posts: 16995
Joined: Thu Dec 16, 2010 5:32 pm
Location: Garisadi Guryosamo Goljano ku nool

Re: Guryihii Beelaha SSC ku lahaayeen Hargeysa oo dab la Qab

Postby MujahidAishah » Sat Feb 26, 2011 7:04 pm

:lol: :lol: Houses in hargiesa are getting bunt down left right and center ... we dont descrimate against tribes HY houses got burnt down now Dhuls .. tryna say issaqs are racist :roll:

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Guryihii Beelaha SSC ku lahaayeen Hargeysa oo dab la Qab

Postby The_Emperior5 » Sat Feb 26, 2011 8:20 pm

:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: patriot do u really believe that

User avatar
ToughGong
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15321
Joined: Mon Jul 14, 2008 11:06 pm
Location: No Justice Just Us

Re: Guryihii Beelaha SSC ku lahaayeen Hargeysa oo dab la Qab

Postby ToughGong » Sat Feb 26, 2011 10:21 pm

:lol: :lol: :lol:

Image

Fail

The_Patriot
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20702
Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am

Re: Guryihii Beelaha SSC ku lahaayeen Hargeysa oo dab la Qab

Postby The_Patriot » Sun Feb 27, 2011 9:11 am

:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: patriot do u really believe that
Emperior wax kastey somali weykasurtagasha.


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: bashe19, Garadkin and 26 guests