Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Xuquuqda Maatada iyo Qaxootiyaasha

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
ruralboy
Posts: 171
Joined: Wed Mar 09, 2011 11:05 pm
Location: Soomaaliya dhankeedana dhawaaq farax leh mooyee dhiillo kama sugaayee

Xuquuqda Maatada iyo Qaxootiyaasha

Postby ruralboy » Sat Mar 12, 2011 12:46 am

Dagaallada dhiigga badan uu ku daatay ee kharaar ee aan xikmadda ku dhisnayn oo ka dhacaya bartamaha Soomaaliya ee u dhexeeya Xarrakada Shabaab iyo Ciidamada daacadda u ah Ahlu-sunna Waljameeca waxay sababtay in ay barakacaan in ka badan saddex kun oo maato ah oo aan u adkaysan karayn kulka, harraadka, socodka dheer, iyo hagardaamooyinka ay sababaan dagaallada. Marka la eego heerkulka deegaannada ay dadkaani ku barakaceen, ma jirto wax ku noolaan karo xaaladaha ay qaxootigani waajahayaan.

Biyo nadiif ah la’aan awgeed, waxaa laga yaabaa in uu daacuun ka dillaaco meelaha ay sida ku meel gaarka ah dadkaasi u degeen.
Maatadaa oo ka qaxeen degmada Guriceel iyo tuulooyinka ku hareeraysan waxay xaq u leeyihiin in la ilaaliyaa xuquuqdooda qaxootinnimo, xuquuqdooda maatannimo, iyo weliba xuquuqdooda Soomaalinnimaba.

Waxaa lagama maarmaan ah in dadkaasi lala gaaro kaalmo kasta oo loo heli karo, sida biyo, baad, daawo, lacag, iyo hooyba. Hay’adaha Samafalka oo jooga Nayroobi iyo caasimadaha kale ee adduunka waa in ay sida ugu dhaqso badan ee suuraggalka ah ugu soo gurmadaan caawinta dadkaas, haddii kale waxay u iman doonaan in ay meydadka aasaan. Dadka hantiilayaasha ah ee Soomaaliyeed iyaguna waa in ay jeebkooda u furaan walaalahoodka ku dhibaataysan gobollada dhexe ee dalka.

Dib ayaa loo daabacay.......... :hijack:

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Galguduud”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 1 guest