Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Banaanbax lagu tageerayay Mujahidiinta: Kismayo

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30322
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Banaanbax lagu tageerayay Mujahidiinta: Kismayo

Postby grandpakhalif » Sat Mar 12, 2011 1:04 pm

Image

Kismaayo: (Sh. M. Network) Dibax balaaran oo lagu taageerayay ciidamada Xarakada Muijaahidiinta Al Shabaab ayaa maanta waxaa uu ka dhacay magaalada Kismaayo ee Xarunta gobolka Jubada Hoose.



Dibadbaxaan oo ahaa mid aad u balaaran ayaa maanta waxaa uu ka dhacay magaalada Kismaayo ee Xarunta gobolka Jubada hoose gaar ahaan fagaaraha beerta Xuriyadda oo Al Shabaab ay ugu magacdareen beerta shareeca oo lagu taageerayay dagaalada Xarakada Al Shabaab ay kula jirto dowladda KMG iyo AMISOM iyo sidii dadka ku dhaqan gobolada Jubooyinka ay uga qayb qaadan lahaayeen dagaladaasi.



Dibadbaxaan ayaa intii uu soconayay waxaa hakad galay isu socodkii gaadiidka iyo dad waynaha iyo goobaha ganacsiga ee ka jiray magaalada Kismaayo, iyadoo lagu arkayay wadooyinka waa wayn ee magaaladaasi boqolaal dad wayne ah oo dibadbaxaasi dhigayay.



Banaanbaxa ayaa waxaa kasoo qeyb galay Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Xarakada Al Shabaab ee gobolada Jubooyinka, iyagoo la hadlay dadka maanta dibadaxa sameeyay kuwaasi oo ay ugu baaqeen inay ka qeyb qaataan dagalada ka soconaya magaalada Muqdisho.



Sheekh Abuukar Cali Aadan oo ah gudoomiyaha Xarakada Al Shabaab ee gobolada Jubooyinka oo dadka dibadbaxa dhigayay kula hadlayay fagaaraha Beerta Xuryadda ayaa waxaa uu ugu baaqay in dadka reer Kismaayo ay ka garab istaagaan Xarakada Al Shabaab islamarkaana ay isu diyaariyaan dagaal ka dhan ah dowladda KMG Soomaaliya.



Banaanbaxaan maanta ka dhacay magaalada Kismaayo ayaa waxaa uu noqonayaa kii ugu horeeyay oo ka dhacay magaalada Kismaayo tan iyo markii dagaalada ay ka bilowdeen gobolada dalka iyo magaalada Muqdisho oo u dhaxeeyay ciidamada Al Shabaab iyo dowladda KMG Soomaaliya oo garabsanaysa kuwa Midowga AFrika ee AMISOM



Aqriso oo la soco Shabelle.net Saacad Walba si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya.

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 56 guests