Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Shiskabab make last stand. get gurmad from 5 gobols

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Shiskabab make last stand. get gurmad from 5 gobols

Postby CoolPoisons » Fri Mar 18, 2011 8:09 am

Dhinacyada isku haya gobolka Gedo oo gurmadyo helayo iyo xiisad taagan

Gurmadyo ciidan oo xoog badan ayey ka helanayaan dhinacyada ku dagaalamayo gobolka Gedo,iyadoo deegaannada ku dherersan degmada Ceelwaaq laga soo sheegayo xiisad iyo dhaqdhaqaaq dagaal.



Ciidam hor leh oo ku hubeysan gaadiidka dagaal oo ka soo ruqaansaday magaalada Doolow ayaa soo gaaray degmooyinka Beledxaawo iyo Ceelwaaq si ay u xoojiyaan ciidanka taabacsan dowladda KMG iyo Ahlu-Sunna ee labadan magaalo qabsaday, tiradooda ma cada.

Xarakada Al-Shabaab ayaa iyaduna soo gelisay gobolka dagaalyahanno laga kala keenay gobolada Jubbooyinka, Bay, Bakool iyo Banaadir, ciidankan xoogooda waxaa la dhigay difaaca Baardheere iyo qaar yar oo iyaguna la geeyey nawaaxiga tuulada Buusaar oo 40Km bariga kaga aaddan Ceelwaaq.

Deegaanada isla Ceelwaaq-dan ku dhow-dhow xiisado colaadeed ayaa laga dareemayaa, Al-Shabaab ayaa isku dayaya in ay dib u qabsadaan Buusaar, saameyn kale ayaa jirto oo ah roobab ka da'ay deegaanadan.

Ciidamada dowladda ayaa iyaguna la isugu geeyey Buusaar si ay uga hortagaan haddii dagaal lagu soo qaado.

Gedo ayaa sida cad wali xaalad dagaal dhex-dabaalaneyso, ma cada sida ay wax noqon doonaan.

Cabdi Ruush
Gedoweb, Garbahaarey.

User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Re: Shiskabab make last stand. get gurmad from 5 gobols

Postby CoolPoisons » Fri Mar 18, 2011 12:04 pm

pakistani's leading Shiskabab gurmad

Ciidamo gurmad ah o hogaminya nin Bakistan ah

Waxaa goor dhow magalda Afgooye laga diray maleeshiyaad gaaraya ila aiyo 3 boqol kuwaasi oo ku sii jeeda Gobalka Gado si ay u taageeraan Kooxda Shabab ee halkaasi ka dagalanta .

Yaasiin Ebakarow oo ah wiil dagan degmada Afgooye ayaa diirad.com u sheegay in ay Shabab saaka waabarigii halkaa ka direen 6 gaari oo ah kuwa qaada ciidamda iyo kuwa dagaalka .

" Malmahaani waxaa soo buux dhafinayay Xero ku taalo Afgooye oo ay gu magacdareen Macalin Ceyrow taa oo lagu tababaro ciidamda ayaa lagu aruuriyay ciidamadaasi saakanaa la qaaday " Eebakarow .

wiil aan qaraabo nahay ayaa ku jiray o lagu magacaabo Axmadey kaa oo i sheegay in loo wado dhanka Gobalka Gedo oo ay malmihii ugu danbeeyay ay ku jabeen kooxda Shabab waxaa saa ii sheegay Eebakarow .

Ciidamda ayaa wili jidka ku sii jira kuwaasi oo la sheegaya in uu hogaaminaya sarkaal Bakaistaan ah oo magciisa aaynu waynay kaa oo ka mid ahaa saraakiishii Mogadishu .

Gurmadka shabab ayaa wxa uu ku soo beegmaya xili ay ciidamda Dwoalda geesay goobahaasi ciidamo xoojiya kuwii qabsaday Degamda Buula Xaawo iyo dhulal kale .

grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30322
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Re: Shiskabab make last stand. get gurmad from 5 gobols

Postby grandpakhalif » Fri Mar 18, 2011 12:06 pm

Mashallah, amxaaro will be defeated :clap: :clap: :clap:

User avatar
ibrahimcw
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1324
Joined: Sun Dec 05, 2010 5:33 am
Location: Kismaayo - Caabudwaaq - Ari Cadeys

Re: Shiskabab make last stand. get gurmad from 5 gobols

Postby ibrahimcw » Fri Mar 18, 2011 12:27 pm

pakistani's leading Shiskabab gurmad
foreign elements in Jubaland will be defeated, the people of Jubaland have always fought foreign transgression in their land, it is a rudenmentary part of our making, to resist any type of occupation.

User avatar
ruralboy
Posts: 171
Joined: Wed Mar 09, 2011 11:05 pm
Location: Soomaaliya dhankeedana dhawaaq farax leh mooyee dhiillo kama sugaayee

Re: Shiskabab make last stand. get gurmad from 5 gobols

Postby ruralboy » Fri Mar 18, 2011 2:59 pm

A Pakistani? Give me a break. The guy is called Hussein Hassan Warsame aka "Pakistan." He is Reer Diini, Reer Maxamuud Guuleed. He is a Siyad Barre Military Academy graduate of 1988 (BaylCad.) He talked to the faithful in Bardera in the Jumma today.


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Gedo”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 4 guests