Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Kalshaale Gabay competition.

Dedicated for Puntland politics and affairs.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
sheekh-Farax-zero
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7590
Joined: Sat Apr 05, 2008 9:04 am
Location: pppppppp

Kalshaale Gabay competition.

Postby sheekh-Farax-zero » Sat Mar 19, 2011 7:33 am

Dirta-waqooyi guy goes 1st:- location,,, his local marfish in london
caallaan (doqon) ahoo caallaa i dhalay hadday cidiba noolaan
cali gari iyo reer hagar hadduu caafku (vulture) ku cashayn
cidda reer-marqaan iyo haduu Qarare cayroobin
Haddaaan caddaan looga bixincidhifka Buuhoodle
oo aan curaddadaydii la dilay caaqilo loo laynin.
Dhuloz ,,, Location Buhoodle
Inaa caalle tahay caalle dhalay waa caddaan dhab ahe
Ceelkii Kalshaale adoo ciid ka qodanaaya
Cishihii habeenkii adoo calan walaynaaya
casarkii iyo dharaartii markaan ciidan kugu keenay
ceeryaamo qiiqlihiyo markay qawdu kugu yeedhay
ee curaddadaadii barqada ciidda lugu duugay
oo culumadadii rasaas lugu casaynaayay
Curcurada raggii laabtay cararay oo siigay
inay cadan ka soo qayliyaaan waa cawaanima eh
Cali-gari iyo reer-hagar way kula coloobeene
cidda reer-marqaan iyo hadday qarare cayrowdo
oo iyadoo caleen doog leh iyo culusho loo diido
ama ay abaar caan ah timi lugu caddaan waayay
Raggii cududda kuu sheegtay oo caan ah baan ahaye
oo waliba cayn iyo fadhiya cidhifka Buuhoodle
ciilkiyo qamuunyadu raggay camanka googoysay
calfahooda raggaan ka guray cidhifka maygaagle
Bali calanle iyo coodane ayay carar ku dhaafeene
waana curaddaaddii har-jecloo loo calaacalay dheh
Nimankaan siddii ciid fadhida cagafta jiidhsiiyay
waa Kuwaan Kalshaaliyo ku cunayciidda qorilugud eh
Wali ciidankii baan ahay cududda waynaaye
Ceel danbaan ciyaar lugu qodin ina-caallow caawa/

User avatar
Babygirl-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12897
Joined: Sat Aug 23, 2008 3:43 pm
Location: Khaatumite soil.

Re: Kalshaale Gabay competition.

Postby Babygirl- » Sat Mar 19, 2011 11:06 am

Inaa caalle tahay caalle dhalay waa caddaan dhab ahe
Ceelkii Kalshaale adoo ciid ka qodanaaya
Cishihii habeenkii adoo calan walaynaaya
casarkii iyo dharaartii markaan ciidan kugu keenay
ceeryaamo qiiqlihiyo markay qawdu kugu yeedhay
ee curaddadaadii barqada ciidda lugu duugay
oo culumadadii rasaas lugu casaynaayay
Curcurada raggii laabtay cararay oo siigay
inay cadan ka soo qayliyaaan waa cawaanima eh
Cali-gari iyo reer-hagar way kula coloobeene
cidda reer-marqaan iyo hadday qarare cayrowdo
oo iyadoo caleen doog leh iyo culusho loo diido
ama ay abaar caan ah timi lugu caddaan waayay
Raggii cududda kuu sheegtay oo caan ah baan ahaye
oo waliba cayn iyo fadhiya cidhifka Buuhoodle
ciilkiyo qamuunyadu raggay camanka googoysay
calfahooda raggaan ka guray cidhifka maygaagle
Bali calanle iyo coodane ayay carar ku dhaafeene
waana curaddaaddii har-jecloo loo calaacalay dheh
Nimankaan siddii ciid fadhida cagafta jiidhsiiyay
waa Kuwaan Kalshaaliyo ku cunayciidda qorilugud eh
Wali ciidankii baan ahay cududda waynaaye
Ceel danbaan ciyaar lugu qodin ina-caallow caawa

ulululululululululululululu :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap:

User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Re: Kalshaale Gabay competition.

Postby FBISOMALIA » Sat Mar 19, 2011 11:08 am

darood :up:

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Puntland”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 5 guests