Moderator: Moderators




Executive.... Your the Unwanted Dhullbahante Spokes man for Punanland... Maybe you think your little Vice President ina Cali shire is puntlander, laakin let me clear this for you Punaniland = Majeerteniya so sorry go back to your little widhwidh and the SSC drama![]()
![]()
Maybe you didnt read the last statement from the Habar Gidir Family who clearly said we are against any peace agreement with Punaniland




Maybe you didnt read the last statement from the Habar Gidir Family who clearly said we are against any peace agreement with Punaniland
ALMUDUGNEWS.COM – Waxa Beryahan socday Shirar uu kala Dhaxeeya maamulada Puntland iyo Gal-mudug oo kuwaasi Maalinti Shalay Go’aamo laga soo saaray, Shirkan oo aha mid Maamulka Puntland ku soo Casumay Maamulka Gal-Mudug oo ay Magaalo Madax wada Wadaagan Sida Magaalada Gaalkacyo, Halkaas’na Midba Magaalada Dhinac Ka Xukumo, Xagga Dhinaca Waqooyiga Magaalada ay Xukunto Mamulka Faroole ee Puntland halka Koonfurta Magaaldaasina ay Xukunto Maamulka Gal-Mudug.
Haddaba Maamulka Puntland iyo Ka Gal-Mudug aya ah mid ay aad isko hayn jireen Labadaas Maamul Kaas in Badan Dagaalo Ku dhex maray, degaano ay Qabiilada Labada Maamul wada Degaan, Halkaas Maamulka Puntland Marar badan Xasuuq uu geystay Dad Masaakin ah oo Ka soo Jeeda Beelweynta Habar-Gidir ee Ka Tirsan Maamulka Gal-MUdug.
Waxaad Mooda Beryahan Dambe ino Maamulka Gal-mudug Soo Xoogeysanayo, iyago Wasaaradihi dhamaan Looga Baahnya Maamulada Federaaliga ah ee Somalia ka jira inay Ka wada Hhirgeliyeen Degaanada ay Ka Taliyaan, Waxaaney Sameysteen Ciidamo Xoogan oo Difaaca Dhulka Lagu Magaacbay Gal-Mudug.
Haddaba taasi waxey cabsi yara gelisay Maamulkan Puntland, markey arkeen siday uu soo laba kacleynayso Maamulka Gal-Mudug ee Beesha Sacad ee Habar Gidir ka Taliyaan, waxaaney Puntland aad uga wer wertay Haddi La Walaalooban Walaaloohooda ka Soo Jeeda Maamulka La Baxay ( Ximan iyo Xeeb) oo iyana Beesha Habar Gidir Ka Taliso!
Maamulka Puntland aya ah Mid ay is Hayaan Dowlada Somaliland ee ka Talisa Gobolada Sanaag iyo Sool, Halkaas Marar Badan Dagaal Ku Dhex Maray Dowlada Somaliland iyo Maamulka Puntland siday uu Hantiyi Lahaayen Goboladaasi, Waxaana Hadda Gacanta Ku haya Gobolada Sanaag iyo Sool Dowlada Somaliland oo ka Tirsantahay.
Maamulkan Puntland aya Heshiish Shalay Benaale ah la Galay iyagu Maamulka Puntland kala Saxeexday Inay Mab’da Somaliwey Muqadis yahay, Halka Looga Jeedo ino Maamulka Gal-Mudug Tageero Ciidan iyo Dhaqaale Ku Soo Caawiyo Maamulka Puntland siday uu Qabsan lahaayen Gobolada Somaliland Ka Tirsan ee Sanaag iyo Sool.
Haddaba Dhinaca Dadweynaha Ka so Jeeda Beelaha Gal-Mudug ee Sacad ama Habar Gidir, aya aad uga soo Horjeestay Wax Alaala wax lala Damacsanayhay Dowlada Somaliland Halkaas oo Ku Tilmaamen Inay Somaliland ama beesha Ugu weyn ee Isaaq yahin Walaalahood, Si Badheedh ahna Uga soo Horjeestay in Wax Dagaal ah Lagu Qaado Somaliland.
Beesha Habar Gidir aya sheegtay Inay Dhamaan Tageersanyahin Nabada Dowlada Somaliland, waxaaney sheegen inay Kala Badh Beeshoodo Maanta Ku Noolyahin Degaanada Somaliland, waxaaney aad uga soo Horjeesten Colaada ay madaxa Doonayso Maamulka Maajerten ino Madax iskula Geliyo Labadaas Qabiil ee Walaalaha.



This what Habargidir thinks.....
Wiil uu dhalay Faroolaha Puntland oo iska leh Webka Garowe online ayaan isku aragnay barta Internetka ee Facebook loo yaqaan markaas ayuu igu yiri " Qoladii Isaaqa ee aad is heyseen maanta ayaad ka aargudan kartaa oo aan midoownay ee qorigaaga cabeeyso"
Lix jeer baan isweydiiyay jawaabta u qalanta balse si kooban ayaan ugu jawaabay" Anigu Isaaq dagaal igalama dhaxeeyo balse waxaan mabda ahaan dhaliilsanahay maamulka Siilaanyo laakiin maanta iga qor inay gabadh u dhalatay Galmudug aqbali doonin heshiiskii Garowe oo hadii xabada bilaabato dhamaan reer Galmudug waxay noqon doonaan wada Isaaq"
Ma ogi sida uu hadalkeyga u deeqay laabtiisa wuxuuna galay sheekooyin aan igu socon hasse yeeshee waxaan faaladeyda uga tegayaa " Maalinta ay joogto Garowe iyo Hargeysa qiyaasteydu waxay i siineeysaa in bulshada Galmudug garab istaagi doonto reer Hargeysa lagana taagi doono Galkacyo Calanka Somaliland"
Marka aan sidaan leeyahay dad badan ayaa isweeydiinaya waxa aan uga hadlaa qabiilka oo aan Isaaqa ula safanayo laakiin waxaan ahay ninka maalinkasta leh SSC waa rabitaanka Dhulbahante ee Isaaq haka fiirsado inuu xoog ku maquunsho ama ku sheego argagixiso Garaad Jaamac iyo Gudoomiye Xaglatoosiye.
Cadaalad daradu guul laguma gaaro ,ficil la'aantuna doofaarbaa loo cadaabaa ee qalinkeyga wuxuu daadinayay dareen xambaarsan maalinta ay joogto Garowe iyo Hargeysa halka aan joogo!!


Return to “Politics - Somaliland”
Users browsing this forum: Bing [Bot] and 6 guests