wlc back MR.presidentAdis ababa(Pi)Waftigii uu horkacayey Madaxweyne faroole oo baryahaanba booqasho sahqo dalka uga maqnaa ayaa bari kusoo laabanaya Dalka, Madaxweynaha iyo waftiga weheliya oo maalmihii u dambeeyey ku sugnaa Dalka Itoobiya ayaa bari imaanaya Garowe.
Madaxweynaha iyo Waftiga la socda ayaa bishii hore dhamaadkeedii u safray dalka Talyaaniga iyagoo tan iyo xiligaas dalka ka maqnaa.
Warar kale oo aan rasmi aheyn ayaa noo sheegey in Madaxweynaha iyo wafti kale ay u kicitimi doonaan dalka Kenya isniinta ka dib markey yimaadaan Garowe.
Puntlandi.com



