

Maasha allah. Cidaankaan qatar waaye.
Moderators: Moderators, Junior Moderators


Dan Murtadiintu maahan dagaale waxay rabaan in anta dumarka naga horkeenaan oo aan layno hadhaw naladoho naago agoonlay ah ayay laayeen. Waxaan usheegayaah Dumarkaas lawaalay in ay allah kacabsadaan oo ay xijaabtaan kadibna guryohooda joogaan sida aayadu amrayso. waa arin lala yaabo wixii ayeeyo dalka joogay in furinta dagaalka lakeeno.

Sheikh Cali Dheere"Dan Murtadiintu maahan dagaale waxay rabaan in anta dumarka naga horkeenaan oo aan layno hadhaw naladoho naago agoonlay ah ayay laayeen. Waxaan usheegayaah Dumarkaas lawaalay in ay allah kacabsadaan oo ay xijaabtaan kadibna guryohooda joogaan sida aayadu amrayso. waa arin lala yaabo wixii ayeeyo dalka joogay in furinta dagaalka lakeeno.![]()
![]()
![]()

Return to “General - General Discussions”
Users browsing this forum: Bing [Bot] and 86 guests