Dhamaan Waxa la Ogaysiinayaa Jaaliyadaha Awdal State ee Ku Dhaqan Dalkaa UK In la Qaban Doono Xaflada Laagu tageraayoo MaamuGoboleedka Awdal State oo Ka Dhici Doona Dalka Uk casimmada LONDON.
Xaflada waxaa ka soo qeyb galaya dad badan oo caan ah iyo fanaaniin waa weyn oo soomaaliyeed waxa akale oo ka soo qeyb galaya warbaahinta caalamka gaar ahaa BBC, Universaltv iyo Somali channel.
Gudidda qaban qabada xaflada waxey ka codsanayaan dhamaan shacbi weynaha Reer Awdalstate ee ku nool wadanka Ingiriiska in ay ka soo wadda qeyb galaan.
Ciwaanka iyo Goobta xafladu ka dhaceyso waa siddan hoos ku qoran.
23 April 2011
Navnat Centre
Printing House Lane, Hayes, Middlesex, UB3 1AR
Magaalada London Saacadu Markay Tahay 5:00 pm ilaaa 11:00 pm



