Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

puntland moving refuges east garowe

Dedicated for Puntland politics and affairs.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

puntland moving refuges east garowe

Postby FBISOMALIA » Sun May 08, 2011 10:27 am

Dowladda Hoose ee magaalada Garoowe ayaa maanta bilaawaday howlgalo looga raraayo dadka soo barakacay ee ku jira xeryaha qaxooti ee ku yaala gudaha magaalada Garoowe.

Waxaa howlgalada saaka ay ciidamada ku qaadeen kaamamka Kala ah Laf barkato iyo Waabari oo ku yaala magaalada Garoowe,iyadoona loogu baaqay dadka ku dhaqan xeryahaasi inay u wareegaan dhulal ay Dowlada Hoose ugu deeqday oo ku yaala bariga magaalada Garoowe.

Xoghayaha Dawlada hoose ee magalada Garoowe Qaasim Maxamed Cabdi oo la hadlayey Horseed Media ayaa sheegay in Dowladda Hoose ay dajin doonto barakacayaasha la raray goobo magalada ka baxsan oo ay u dhanyihiin dhamaan adeegyadii guryaha .

Dadka barakacayaasha ee laga raray goobihii ay daganayeen dhankooda ayaa ka cabanaya amarka ay maamulka soosareen waxaana ay kasoo horjeedaan halka ay maamulka urarayaan inkastoo hadlkaasi uu Xoghayaha Dowladda Hoose ee Garoowe ku tilmaamay mid aan waxba ka jirin .

Talaabada ay qaaday Dowladda Hoose ee magaalada Garoowe ayuu ku sheegay maamulka degmada in ay wax wayn ka badalin dooonto bilicda magalada oo awal ay dhibaato ku hayeen dadka barakacayaasha ee deganaa xeryaha barakacayaasha ee magaalada Garoowe.

Xogahayaha Dowladda Hoose ee Magalada Garoowe ayaa intaasi ku daray in talabadaan socondoonto inta la wada rarayo qoysaska barakacayaasha ee ku sugan xeryaha dadka soo barakacay ee bariga magalada garoowe taasi oo uu sheegay in ay noloshoda wax ka badali doonto.

Talabadaan ay qadayaan Maamulka magalada garoowe ee lagu rarayo dadka Barakacayaasha ayaa kusoo beegmaya xili dhowaan kulan uu dhexmaray maamulka iyo gudiyada dadka soo barakacay ee kusugan Magalada Garowe taasi oo ay qaar ka tirsan barakacayaasha ay soo dhoweeyeen.

Horseed Media

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Puntland”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 7 guests